AMISOM ayaa shaacisay inaysan waxba socon amarka kasoo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed
Browsing: Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa magacaabay Guddiga Amniga Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa caawa soo aaaray amarro kala duwan.
Ciidamo Boolis ah oo hoos yimaada taliska Booliska Gobolka ayaa la wareegay ammaanka xarunta Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo la dayac tirayo.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa shirkii toddobaadlaha ahaa ee maamulka Gobolka Banaadir u bedelay inuu qabsoomo habeenkii.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa dib u sixid ku sameeyay magaca gobolka Banaadir ee uu dhowaan maamulkiisa la…
Shaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa welwel kasoo wajahay mustaqabalkooda shaqo kadib markii la sheegay in guddi dabagal uu sameeyay guddoomiyaha cusub…
Guddoomiyaha Degmada XamarJajab ee Gobolka Banaadir ayaa baaq u diray Guddoomiyayaasha isaga la mid ka ah ee sugaya in xilka…
Xilwareejintii ugu degdegta badneyd ayaa duhurnimadii maanta ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta soo magaacabay guddoomiye ku xigeenada iyo xoghayaha Gobolka Banaadir.
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay guddoomiye ku xigeenada cusub iyo xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inay lasoo gabagabeeyay magacaabista guddoomiye ku xigeenada gobolka Banaadir.
Xogta laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegeysa inay gabagabo ku dhowdahay xil ka qaadis lagu sameynayo guddoomiye ku xigeenada Gobolka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay qaatay madaxda maamul goboleedyada hoosyimadaada dowladda…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay si rasmi ah xilka ula wareegay.
Xafladda xil wareejinta guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maanta socod wareeg ah ku soo maray xarumaha gobolka Banaadir.
Kulan hordhac ah ayaa maanta dhex maray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha cusub ee dhowaan la magaaabay.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo duq cusub ee Muqdisho ayaa ka hadlay xilka loo magaaabay iyo arrinta uu…
