Ololaha dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo magacaabidda Golaha wasiirada ayaa si xowli ah uga socda magaalada Muqdisho.
Browsing: Golaha wasiirada
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa la sheegay in liiskooda lagu diyaarinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo ay isugu…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa maanta u baaqday arrin la yaab leh kadib markii xafiiska…
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka ka dalbaday caddeyn ku saabsan duqeyntii lagu laayay ciidamo ka tirsan maamulka…
Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa cabasho xoog leh u gudbiyay xukuumadda Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha cusub ee Wasaaradda Cadaaladda Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa markii ugu horeysay maanta ka soo dhex muuqday xubnaha…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii khamiislaha ahaa,
Shir gaara oo ay Golaha Wasiirada ay hadda ku leeyihiin Xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa lagu ansixiyay inuu taliyaha Rasmiga ah…
Muqdisho, June 30, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shir la yeeshay Culimadii dhowaan Bayaanka kasoo saaray Siyaasad Qaran oo ku saasban Jinsiga…
Kadib muranka ka dhashay xeerka Siyaasadda Qaran ee Jinsiga waxay dad badan is weydiinayaan su’aal ka dhalatay sida sharciyo noocan…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi…
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyay Guddiga Saxaafadda Soomaaliyeed oo ka mida guddiyada uu…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ee Khamiislaha ahaa ku magacaabay guddi ka kooban wasaarado ka tirsan…
Muqdisho, May 26, 2016——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay…
Shirkii Golaha Wasiirada Xukumadda federaalka Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa ku anxisiyey sharci lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee la…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cumar…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa caawa kulan degdeg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada isagoo ka maqnaa shirarkii…
Shirka golaha Wasiirada ee xukumada faderaalka Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed…
