Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabis iyo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa wasiirada oo dhowaan khilaaf ka…
Browsing: Golaha wasiirada
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo shirkoodii Khamiislaha ahaa maanta yeeshay ayaa looga dooday Miisaaniyadda 2016 ee dowladda Soomaaliya. Shirka waxaa guddoominayay…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa qodobo dhowr ah ka hadlay, waxaana…
Ra’iisl wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn ayaa magacaabay gole wasiirada xukuumadda Itoobiya oo ka kooban 30-wasiir iyo saddex ra’iisul wasaare ku…
Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare…
Warar xog ogaal ah oo laga helayo xafiisyada madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya inuu dib u soo noolaaday qorshihii…
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maant yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte, Waxaana…
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa maanta yeeshay, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke,…
Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Galmudug uu dhowaan ku dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub Galmudug sida ay sheegayaan ilo ku sugan magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg caawa loogu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, shirka oo uu…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho iyagoo uga hadlay mooshinka laga keenay madaxweynaha…
Kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte ayaa looga hadlay arrimo ay…
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay ku dhaqaaqay fal ugub ah oo ka baxsan awoodiisa sharciyeed kadib…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay shirkii Golaha wasiirada oo ahaa mid degdeg la isugu yeeray…
Shir degdega ayaa goor dhoweyd la isugu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya iyadoo shirkaasi la sheegay inuu ku saabsan yahay…
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa habeenkii labaad caawa leh shir aan loo kala kicin iyadoo shirkoodii xalay ay ku gaareen…
Shir aan caadi ahayn ayaa caawa Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali isugu yeeray golaha wasiiradiisa, waxaana ku sugan…
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar…
