Shir degdeg ah oo ay caawa isugu yimaadeen Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.
Browsing: Golaha wasiirada
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdega Caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa u yeeray wasiiro ka tirsan Xukuumadda federaalka Soomaliya oo laga doonayo inay hor yimaadaan Golaha Baarlamaanka…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ayaa maanta mar kale ka dhacay magaalada MUqdisho.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Go’aanka dowladda Soomaaliya ka qaadatay kiiska Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ee Itoobiya lagu…
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay go’aan adag oo lama filaan ah ka…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shir degdeg ah, iyadoo lagu wado inay go’aan cad kasoo saaraan kiiska Sarkaalka…
Xogta laga helayo xafiisyada Madaxtooyada iyo Ra’iisal wasaaraha Muqdisho ayaa sheegaya inay miiska saaran tahay isku shaandheyn lagu sameynayo Golaha…
Waxaa magaalada Muqdisho xalay ka dhacay kulan loogu magac daray “Maqal Dadkaaga” kaas oo xukuumadda Ra’isul wasaare Xasan Kheyre ku…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Dowlada Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay xil ka qaadistii Baarlamaanka Hirshabeelle ku sameeyay madaxweynihii maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble.
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharicga La Dagaalanka Argagaxisada, laguna go’aamiyey in Dhabaha Diyaaradaha ku soo degaan 150 mitir…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahan duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Axmed ayaa maanta markii ugu horeysay ka qey galay shirka toddobaadlaha…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.
Golaha Wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa shirkoodii maanta ku ansixiyay sharciga xakameynta Hubka wax dila.
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah, iyadoo ay kasoo baxeen go’aano kala duwan.
Kulankii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu magacaabay Hanti dhowraha guud ee Qaranka.
