Dowladda Soomaaliay ayaa go’aanadii ugu adkaa ka soo saartay taageerada la siiyo kooxda Alshabaab.
Browsing: Golaha wasiirada
Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore meel mariyay miisaaniyad sanadeed uu yeelanayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa ansixiyay markii ugu horeysay xuquuq uu yeelanayo madaxweyihii hore ee Soomaaliya.
olaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Kismaay, iyadoo laga soo saaray go’aano.
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee toddobaadlaha ahaa ayaa maanta ka furmay xarunta maamulka Jubba ee magaalada Kismaayo.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wasiiro ka tirsan xukuumadiisa ayaa gaaray magaalada Kismaayo.
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Shirkii toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee maanta ayaa looga dooday sharciyo la horgeynayo baarlamaanka iyo xaaladda ammaanka.
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay shirkoodii toddobaadlaha ahaa oo looga hadlay arrimo uu ka mid yahay weerarkii xalay…
Wafdigii ugu balaarnaa ee wasiiro ah ayay dowladda Soomaaliya u dirtay Dalka Sacuudiga, iyadoo ay ka mid yihiin wasiiro iyo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii Khamiislaha ahaa kadib markii uu baaqday toddobaadkii hore.
Wafdi ka kooban ku dhowaad 10 wasiir oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda dalka Boqortooyada Sacuudiga.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saaka kulan isugu yeeray xubnaha Golaha wasiirada Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la soo baxay dardar iyo la xisaabtan wasiirada xukuumadiisa, taasoo isbedel weyn…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u sixitaan ku sameeyay go’aanadii shalay kasoo baxay golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya, isagoo ku…
Golaha Wasiirada ayaa shirkoodii maanta kasoo saaray go’aamadan dhanka amniga ah oo ku saabsan caasimadda Muqdisho iyo Afgooye:
