Shirkii Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa maanta laga soo saaray amarro culus oo ku saabsan ammaanka magaalada…
Browsing: Golaha wasiirada
Warar kala duwan ayaa laga baahiyay in wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya laga saaray shirkii golaha wasiirada Soomaaliya ee habeenkii Khamiista.
Hanti dhowrihii Guu ee Qaranka ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay ku sameyeen Golaha wasiirada oo caawa shir…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay
Shirka Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkooda maanta la sheegay in qodobadda ay uga doodayaan ay ka mid tahay isbedel…
Shirkii Golaha wasiirada ee shalay 13 April 2017 waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay la soo wareegeyso maamulka astaanka…
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada
Mid ka mida Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dib looga celiyay shirkii Khamiislaha ee Golaha.
-Kulan aan caadi aheyn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee uu shir guddoominayay
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo kulamadii ugu horeeyay isku…
Xaflad xil wareejin tii ugu weyneyd ayaa maanta kadhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.
Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa lagu tilmaamaa golihii ugu dhalinyarada…
Iyadoo ay socdaan xafladihii xil wareejinta ee ay wasiirada xukuumadda cusub kula wareegayeen xilalkooda ayaa maanta lagu wadaa inay dhowr…
Dowladda Soomaaliya ayaan awood u lahayn inay wax kharash ah bixiso, kadib markii ay noqotay miisnaaiyad la’aan.
Wasiirada xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabaya in ay xilalka kala wareegaan wasiiradii xilka sii hayay.
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xubnaha Golaha Wasiirada cusub ku soo rogay qoddobo cusub
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyey kadib ansixintii Baarlamaanka ee shalay 29 Maarso 2017.
Waxaa soo if baxaya xog ku saabsan wax ka bedel lagu sameynayo Golaha cusub ee wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee shalay…
Kadib ansixintii xukuumadda cusub ee Soomaaliya oo Baarlamaanka Federaalka cod u qaaday shalay waxay neef weyn kasoo fujisay dad badan…
