Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Soomaaliya ayaa maamul goboleedyada ku amray inay dib ula noqdaan liiska musharixiinta Aqalka sare…
Browsing: Guddiga Doorashada
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaalka ayaa dib ugu celiyay maamul Goboleedyada dalka Liisaskii ay soo gudbiyeen ee musharixiinta Aqalka…
Guddiga Federaalka ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD) iyo xubno ka tirsan Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa maanta yeeshay kulan wada-tashi…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa waqti kale u qabtay soo gudbinta musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii maanta oo…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa xisaab ka furtay mid ka mida Bankiyada Soomaalida ee gaarka loo leeyahay si loogu…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray muranka ka taagan halka lagu qabanayo Doorashooyinka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Guddigu…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa ka hor yimid go’aan uu soo saaray Guddiga Doorashada…
Doorashada 2016 ee Soomaaliya ayaa markii labaad dib loo dhigay sida lagu shaaciyay war-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Dadban.
Guddiga Doorashada Dadban ee heer Federaal ayaa go’aan ka gaaray goobta lagu soo xulayo xildhibaanada labada aqal ee ka imaanaya…
Madaxda Madasha Qaran ayaa isku haya waqtiga dib loo dhigayo Doorashada 2016 oo maanta ay baaqay xaflad lagu waday in…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa si lama filaan ah dib ugu dhigay qorshe ay doonayeen inay ku shaaciyaan waqti cusub oo…
Waxa dib u dhac ku yimid qoshihii guddiga Doorashada Dadban ee hore loogu dejiyay inay ku dhacaan doorashada labada aqal…
Wararka laga helayo ilo ka tirsan Guddiga Doorashada Dadbana ee Soomaaliya ayaa sheegaya in dib loo dhigayo waqtiga loo qabtay…
Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaalka ah ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in doorashada 2016 aanay ku dhici…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa soo saaray hadal naxdin ku noqday musharaxiinta faraha badan ee xilka Madaxweynaha isu…
Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar Maxamed Cabdulle ayaa loo kala diray madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga.
Xaalad halis ah ayaa soo wajahday doorashada 2016 oo ka dhalatay, kadib markii howlaha Guddiga Doorashada dadban ay gaabis u…
Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ka warbixiyay Qaabka Doorashada 2016 u dhici doonto.
Guddiyada qaabilsan fulinta hannaanka doorashooyinka heer gobol ee 2016-ka, ayaa xogwarran faahfaahsan oo la xiririira qaabka loo gudanayo hawlaha hor…
Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada oo kulan la yeeshay Guddiga Doorashada iyo guddiyo kale
