Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa magaaladda Muqdisho heshiis wadashaqeyn ah kula gaaray Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka.
Browsing: Guddiga Doorashada
Waxaa maanta la daahfuray Istiraatiijiyadda Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka shanta sano soo socota oo qeexeysa Doorasho qof iyo…
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta shahaado aqoonsi KMG ah guddoonsiiyey 8 xisbi oo loo aqoonsaday xisbiyo siyaasadeed oo dalka ka…
Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.
Guddiga Doorashada Qaran ayaa maanta hortegaya xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaalaiya.
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mida kalfadhiga labad ee Baarlamaanka.
Guddiga Doorashada Qaran ee Soomaaliya ayaa soo saaray Buug ku saabsan erey bixinta Doorashooyinka.
Faadumo Qaasim Dayib oo laga saaray Guddiga Anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa si caro leh uga jawaabtay tallaabadii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Xildhibaan xubin ka mida Guddiga Doorashada oo dacwad ay ka qoreen 16 musharax oo u…
Xubin ka mida guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole ayaa qarka u saaran in laga saaro Guddiga Doorashada kadib markii…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanak Soomaaliya ayaa ku gacan seyray eedeyn uga timid 16…
Qaar ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa kulan ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho waxay ka hor yimaadeen go’aankii…
Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kulankoodii koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la magacaabay kadib markii xildhibaanada labada aqal ay maanta kulan saacado badan qaatay ku yeesheen…
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen xidhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixiyay qodobo dhowr ah oo ku saabsan…
Xildhibaanada labada aqal ayaa isku raacay in tirada dhismaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha la kordhiyo.
Xogheynta Golaha Shacabka ayaa soo saartay shuruudaha iyo tirada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole la filayo inay maanta…
Guddiga Baaralmaanka Soomaaliya u magacaabay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, ku xigeen iyo Xoghaye.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka cusub ee Guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada guddoonka Baarlamaanka.
Baarlamaaanka cusub ee ka kooban labada Aqal ayaa shalay magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka.
