Mogadishu, Somalia …
Browsing: Guddiga Doorashada
Waxaa soo if baxaya qorshe halis ah oo ku saabsan qaabka loo dooranayo madaxweynaha dowladda cusub ee Soomaaliya.
Guddiyada Doorashada ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray qoraal ay u dhan yihiin oo loogu talogalay Beesha Caalamka.
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku dhaawaaqay xilliga la shaacinayo go’aanka kuraasta dib loogu noqonayo Doorashadoda.
Shalay ayay ahayd markii ay soo baxday qoraal uu ku saxiixan yahay Guddiga Doorashada heer Gobol ee Jubbaland oo lagu…
Guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed ee Jubbaland ayaa wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ka joojiyay inuu u tartamo kursiga ka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la hakiyay doorashadii Aqalka hoose ee socotay kadib fadeexo ka dhalatay kursi…
Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban ayaa Warsaxaafadeed ku saabsan is rasaaseyntii xalay ka dhacday xarunta doorashooyinka ee Jowhar oo dhowr qof…
Iyadoo ay sii socdaan fadeexadaha hareeyay Doorashada 2016 ayaa la fashiliyay Qorshe uu damacsanaa mid ka mida Guddiga Doorashada Dadban…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa ku dhawaaqay in la joojiyay howlihii Doorasho ee ka socday magaalada Jowhar ilaa…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa sheegay in Xubnaha Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Somaliland ka soo galaya Baarlamaanka Soo socda…
Gudiyadda Doorshada Dadban ee heer Federaalka iyo Guddiga Doorashada heer goboleed ee Puntland ayaa waxba kama jiraan ka dhigay amar…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee heer Federaal ayaa war-saxaafadeed cusub kasoo saaray xaaladda doorashada Soomaaliya iyadoo aan lagu soo hadal qaadin dib…
Doorashada Soomaaliya ee 2016 ayaa lagu wadaa ina markii saddexaad dib loo dhigo, kadib markii mar kale la gaari waayay…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashooyinka Dadban oo loo dhisay xalinta cabashooyinka ka dhasha doorashooyinka 2016 ayaa sheegay inay xubno kor-joogto ah…
WAR SAXAAFADEED – 20 OKTOOBER 2016 October 21, 2016
Guddoomiyaha gudiga federaalka ah ee hirgelinta doorashad dadban Cumar Maxamed Cabdulle oo sharxaya hanaanka doorashada iyo xilliga la qaban doono…
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaalk ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku soo dhoweeyay doorashadii Aqalka Sare ee ka dhacay…
Guddiga Doorashada Dadban ayaa xisaab ka furtay dhowaan Banki Gaar loo leeyahay, isagoo lacagta laga qaadayo musharixiinta ka wareejiyay Bankigii…
Doorashada 2016 oo marar badan dib udhacay ayaa u muuqata inay hareeyeen qorshooyin iyo gacmo fara badan oo qabsoomideedda ka…
