Afhayeenkii hore ee Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya C/casiis Ibraahim Xildhibaan ayaa lafa soo celiyay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, halkaasoo…
Browsing: Hargeysa
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray in xukuumadiisu la wareegtay maamulka Haamaha Berbera, Amniga iyo Garoonka…
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in dowladda Kenya ay wado qroshe ay Afrika iyo Asia…
Maxkamada Rafcaanka ee gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa maanta shaacisay inay xayiraadii laga qaadday Wargeyskii Haatuf ee ka soo…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maanta cafis lagu sii daayey Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo Maxkamadda…
Maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay Berri tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal (Soonfur) ee Ciidu fitriga,…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa farriin culus u diray dadka kasoo jeeda Puntland ee sida uu sheegay qeylo…
Dhalinyarada Tahriibayaasha ee laga keenay dalka Liibiya qeybta kasoo jeeda Somaliland ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Hargeysa.
Maamulka Somaliland ayaa maalintii shalay u diiday inay Garoonka magaalada Hargeysa caga-dhigato diyaarad sitay dhalinyaradii tahriibayaasha ahaa ee laga soo…
Maamulka Somaliland ayaa degaanadeeda ka mamnuucday, shaqadiina ka joojisay laba ka mida Telefishanada Soomaalida ee ka howlgala Somaliland.
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi iyo dagaalka ka socda Gobolka Sool, isagoo sheegay in…
Waraarka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegayai n Ciidamada Booliska Somaliland xabsiga dhigeen Dad ku howlanaa sameynta Baasaboorka Dowladda Federaalka…
Maxkamadda Rafcaanka Hargeysa ayaa xukun cusub ku riday boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo hore loogu riday xukun 5 sano oo…
Madaxweynaha Somalilaand Muuse Biix Cabdi ayaa guulo ka sheegtay dagaaladii saaka ka dhacay degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kasoo dhex…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu dilay magaaladaasi, kadib markii ay ciidamada Booliska rasaas…
Maamulka Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay hey’adaha laga leeyahay Koonfurta Soomaaliya ee ka shaqeeya degaanada Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in laba caruur ah ay ku dhinteen daad xoog leh oo qaaday guri…
Maxkamadda Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun xabsi ah ku riday Boqor Cismaan Buurmaddow oo ka mida salaadiinta waaweyn ee…
Wafdi ka socda dowladda Imaaraadka oo la sheegay inuu k koobnaa 12 xubnood ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, iyagoo kulan…
Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda…
