Bannanbaxyo looga horjeedo xarigai boqor Cusmaan Muxumad Maxamed (Boqor Buur-madow) oo xalay lagu xiray magaalada Hargeysa ayaa ka socda degaano…
Browsing: Hargeysa
Wariye ka tirsan Telefishanka Universal oo ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ayaa lagu xiray garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa markii uu…
Maxakamada Gobolka Hargeysa ayaa maanta xukun ku riday Wiil Buug ka qoray Guushii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu eedeeyay…
Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamad ku taalla magaaladaasi ay xukun xabsi ah ku riday Naciima Abwaan…
Somaliland ayaa dacwad kusoo oogtay gabar Soomaaliyeed oo hal-abuur ah, isla markaana ku caan baxday inay suugaan ku cabirto gabayada…
Wararka laga helaayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ay xabsiga dhigeen dad lagu soo eedeeyay inay…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la…
Waxaa sii kordhaya baaqyada loo jeedinayo maamulka Somaliland oo ku saabsan inuu xoriyadeed u soo celiyo gabadha lagu magacaabo Naciima…
Ciidamada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay gabar ku caan baxday suugaanta iyo Soomaalinimada oo Muqdisho ku sugneyd muddooyinkii ugu…
Guddooomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay inay soo ridayaan diyaaradii amarka Somaliland diida ee hawadooda…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya ninka caanka ka ah baraha Bulshada ee C/raxmmaan C/llaahi Xaaji oo ku magac dheer…
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilka loo dhaariyay.
Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorahadii 13-ka bishab ka dhacay maamulka Somaliland.
Koox dhalinyrro ah ayaa xalay eeraray hoyga uu magaalada Hargeysa ka degan yahay musharaxa madaxweynaha ee xisbiga mucaaradka ee Waddani…
Fannaanada Yurub Cabdi Cismaan (Yurub Geenyo) oo maanta Hargeysa dib ugu laabtay markii uu cafis u fidiyay madaxweynaha Somaliland ayaa sheegtay…
Ciidamada gaarka ah ee argagixiso la dirika maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Wadaad caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Aadan…
Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo si weyn loo hadal hayaa qiso uu ku…
Muran iyo Gacan ka hadal ayaa xarunta Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ku yeesheen magaalada Hargeysa.
