Browsing: Hargeysa
Magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay xaflad lagu furay Kaniisad laga hirgeliyay magaaladaasi.
Shaaha wareega oo ah Shaah qof uu wato uu iibiyo ayaa ku soo kordhay magaalada Hargeysa iyo maamulka Somaliland.
Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa loo diiday inuu ka dhoofo Garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.
Hay’adda Khaliif BIn Zayed Al-Nahyan ee arrimaha gargaarka Imaraadka carabta ayaa sheegtay inay biyo-xireen ka hirgalisay magaaladda Hargaysa ee Somaliland, kaasoo…
Maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay qaar ka mida koox culimo ah oo dhowaan ku dhawaaqday koox diimeed la baxday Saaddicuuna Bil-xaq.
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ugu baaqaysaa dawladda Somaliland inay xorriyadiisa u soo celiso suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xidhan tan…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in nin iska dhigay gabar malxiisad oo kiis la yaab leh ka dhigay…
Ninkan ayaa waxaa qabsaday qiso la yaab leh oo aan hore loo arag kadib markii gabar la socotay xaas uu…
Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa saaka qaadeysa mid ka mid ah kiisaska ugula yaabka badan ee xagga…
War Deg Deg Ah Ciidanka Booliska Magaalada Hargeysa Oo Xabsiga U Taxaabay Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon.
Cali Khaliif Galeyr oo shalay loo diiday inuu ka dhoofo magaalada xarunta u ah maamulkiisa ee Buuhoodle ayaa safar dhulka…
Majaajiliiste Cabdi Muriidi dheere (Ajakis) ayaa maanta laga dejiyay magaalada Muqdisho kadib markii lagu xira shalay Magaalada Hargeysa, laguna soo celiyay…
Faafhaahin dheeraad aha yaaa kasoo baxeysa sababta magaalada Hargeysa loogu xiray Majaajilistaha caanka ah ee Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo shalay…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay Garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka qabteen oo ay xabsi u…
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa waxaay 23ka January 2017 u mudaysay dacwad rafcaan ah oo ka dhan ah Cabdirashiid Nuur Wacays,…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Madaxweyn ku xigeenkii hore ee Puntland in muddo ah lagu xiray Garoonka…
Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) oo dhowaan bandhig ay waday laga joojiyay daqiiqadihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa
Fanaaniin caan ah ayaa laga joojiyay inay bandhig faneedyo ka dhigaan magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, kadib markii ay amar…
Fariin cajiiba oo uu xabsiga kasoo dhex diray Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ku xiran Hargeysa
