Dagaal culus ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ku dhex maray ciidamada dowladda Soomaaliya.
Browsing: Harmacad
Taliyaha ciidamada Booliska ayaa magaalada Muqdisho tababar uga furay ciidamo cusub oo ku biiraya Booliska Gaarka ah ee loo yaqaan…
Wararka hadda laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay magaaladasi ka qaaday ciidamadii…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa dowladda Turkiga ugu baaqay inay dib uga fiirsato ciidamada ay u tababarreyso dowladda Soomaaliya.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeeray ciidamada gaarka ah ee Booliiska Haramcad oo dowladda Somalia u dirtay…
