Browsing: Hawiye
War-murtiyeed laga soo saaray shirweynihii beelaaha Hawiye ee maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sharci darro ka dhigay muddo kororsigii Maxamed…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka furmay shirweyne ay beelaha haoiye ka leeyihiin xaaladda kala guurka iyo muddo krorosiga ay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa War lama filaan ah kasoo yeeray, isagoo u jawaabay Musharixiinta xilka Madaxweynaha…
Siyaasadda Soomaaliya kama madaxbannaana qabiilka xag daneysi iyo wax dhibaal. Muran ama shaki kuma jiro in dad badan oo u…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay maqaamka caasimadda Muqdisho iyo aragtida uu ka qabo; isagoo sheegay inay tahay…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo khudbad ka jeediyay shirka kooban ee maanta ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa jawaab u…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa su’aalo weydiiyey Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib uga laabtay kulan uu isugu yeeray xildhibaanada Beelaha Hawiye, saacado kadib…
Kulan aya maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha Beesha Hawiye ayaa laga soo saaray talooyin baaq ku socda madaxweynaha iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay…
Xodxodashada iyo awr-isku-kacsiga Isaaq iyo Hawiye waa shar dab gelin kara intii xasillonida ahayd ee Somaliland iyo Soomaaliya.
Afhayeenka cusub ee Golaha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho oo ay ka dhacday xaflad weyn…
Sii deynta xalay saqdii dhex damiinka lagu sii daayay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Waesame ayaa dhalisay farxad aan hore loo arag.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd la sii daayay uu xoriyadisiii dib u helay siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur…
Qaar ka mida xildhibaannada Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray xariga siyaasiga C/raxmaan C/shakuur…
Kulan ay soo qabanqaabiyeen Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho.
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen qaar ka mida odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda beesha Hawiye ee ka horjeeda dowlada…
Siyaasadda xukuumadda Soomaaliya ayaa gaartay meel xasaasi ah, waxaan laga yaabaa inay arrintaan saameyn ku yeelato xilka uu hayo Ra’isul…
