Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»War lama filaan ah oo kasoo yeeray Cumar Filish. “Naguma handadi karaan Hawiye ayaan nahay, Qori ayaan..”

    War lama filaan ah oo kasoo yeeray Cumar Filish. “Naguma handadi karaan Hawiye ayaan nahay, Qori ayaan..”

    November 26, 2020Updated:November 27, 20202 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa War lama filaan ah kasoo yeeray, isagoo u jawaabay Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee maanta Muqdisho kasoo saaray War-murtiyeed ku saabsan Doorashada dalka.

    Cumar filish ayaa ku dooday in xukuumadda Soomaaliya ay tanaasul sameysay si doorasho u dhacdo, xaqna u leedahay sida uu yiri inay magacawdo aGuddiga Doorashada sida xukuumadii hore, wuxuuna soo daliishaday Aayad qur’aan ah oo ka hadleysa mufaaqifiin uu Alle amrayo in la dili doono.

    “Maanta in nagula handado Anigu hawiye ayaan nahay Qori ayaan soo qaadneynaa.. sax miyaa/ dhinaca kale fiiriye Maxamed Xuseen Rooble Hawiye ma aha miyaa? Ra’iisal wasaare sow maaha..? Guddoomiyaha Gobolka ayaan ahay Gobolkan mas’uuliyadiisa iyo Amnigiisa aniguu i saaran yahay.. anigu Hawiye ma ahi miyaa duurka miyaan ka imid ..? ” ayuu yiri Cumar Filish oo ay caro ka muuqato, lana hadlayey taageerayasha Madaxweynaha.

    Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu haddana yiri: “Ma ku dhacaan inay qashqashaadaan xasiloonidan aad ogtiiin inta wiil ee idinka dhimatay… Ogaada kuwa soo diray ayey u muujinayaan inay shaqeeyeen… xaqiqadu waa sidaas .. Haddii ay isku dayaan inay qalalaase-na Alle noo tilmaamay tallaabta aan qaadi lahayn..” ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish oo daliishay Aayad Qur’aan ah isagoo ku hanjbay in la dilayo lana leynayo meel kastoo ay joogaan.

    Aayadaha uu Cumar Filish soo daliishaday waa 59 iyo 60-aad ee Suuratul Axzaab oo kusoo degay Munaafiqiinta.

    Guddoomiye Cumar Filish ayaa warkan ka jeediyey shir uu Maamulka Gobolka soo abaabulay, oo uu ku amray Madaxweyne Farmaajo, sida aan ku baahiyey qoraalka hoose.

    XOG: Madaxweyne Farmajo oo Amray Cumar Filish abaabulka Shirar & dibadbaxyo ka dhan ah Musharixiinta..

    XOG: Madaxweyne Farmajo oo Amray Cumar Filish abaabulka Shirar & dibadbaxyo ka dhan ah Musharixiinta..
    Cumar Filish Doorashada G/Banaadir Hawiye Musharixiinta madaxweynaha Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSheekh Shariif oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Baydhaba kulan gaar ahna la leh Lafta-gareen.
    Next Article Xildhiban Mahad Salaad oo u jawaabay Cumar Filish. “Qoriga Fahad iyo Farmaajo kuu soo dhiibeen adigu haku guban”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo