Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay laba ka mida shirkadaha ugu waaweyn ee shidaalka dunida, kuwaasoo dib ugu soo laabanaya…
Browsing: Heshiis
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer lagu dhaqan galinayo Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha labada wado ee soo gala magaalada Muqdisho, kuwaaso dowladda Qatar ay maalgelineyso.
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis la gashay shirkad Shiinees ah oo ruqsad loo siiyey inay ka kaluumeysto Badda Soomalaiya, iyadoo la…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Khayre ayaa beeniyay in heshiis ay la galeen Itoobiya, isagoo eedeyn u jeediyay dad…
Kadib saacado ay ku jireen kulan albaabada u xiran yahay, ayay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha Itoobiya…
Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa isku raacay qaab ay u qeybsadeen Kheyraadka Dabiicidga ah ee dalka, heshiiskaas oo…
Dowladaha Pakistan iyo Somaliya ayaa magaalada Islamabad ee dalka Pakistan ku kala saxiiday heshiis ku kacaya lacag dhan $10.5 Milyan…
Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan iskaashi iyo arrimaha duulimaadka Hawada.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay Caawa ku shaacisay in la laalay Heshiis ay Wasaaradda Gaashaandhigga la gashay…
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Teknolojiyada, gaar ahaan sameynta Kaararka aqoonsiga ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu saxiixay heshiis Mashaaruuc horumarineed oo ku saabsan soo nooleynta biyo xireenada Webiga Shabeelle.
Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna ayaa Galabta xarunta Madaxtooyada ku saxiixday Heshiis ka kooban 14-Qodob. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in heshiisyada horumarineed ee Soomaaliya ay la saxiixatay dowladaha Maraykanka…
Muqdisho, November 28, 2017 – Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday illaa iyo shan heshiis oo…
Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka…
Dowladda Soomaaliya iyo hay’adda Q/Midoobay u qaabilsan duulida hawada ee ICAO ayaa heshiis cusub kala saxiixday.
Waxaa maanta magaalada Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo kulan ku yeeshay madaxweynayaasha maamulka Galmudug iyo Puntland.
Ururka Alshabaab ayaa heshiis qasab ah oo ka kooban dhowr ah dhex dhigay beelaha Habar-Gidir iyo Biyamaal oo dagaal fool…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa kulan ay ku yeesheen…
