Browsing: H/gidir
Siyaasiyiin kaasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa taageero ahaan ugu tegay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku sguan xarunta Madaxtooyada,…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna xubin ka mida Midowga Musharixiinta ayaa si toos ah keligiis uga hor yimid qaabka Xukuumadda xilgaarsiinta…
Odayaasha Beesha Xaaji Saleebaan ee H/Gidir ayaa caddeysay inay qeyb ka ahayn shirka Dib u heshiisiinta Dhuusamareeb ee Beelaha Galmudug,…
Odoyaasha iyo waxgaradka ka tirsan Beesha Sacad oo ku sugan magaalada magaalada Hobyo ayaa go’aan cusub ka qaatay Shirka dib…
Wararka laga helayo magaalada Cadaaddo ayaa sheegaya in kulan ay maanta yeesheen Odayaasha Beesha Saleebaan ee magaalada Cadaaddo iyo Guddiga…
Magaalad Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa galabta ka furmaya shirweynaha Beesha Habargidir oo ay ka qeyb galyaan siyaasiyiin, waxgarad, odayaal,…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa taageeray shirka beelaha H/Gidir ee lagu baaqay inuu ka dhaco magaalada Hobyo ee…
Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Marko kula kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee magaaladaasi, isagoo sheegay in…
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar ayaa la sheegay inay kala qaado Maleeshiyo beeleed muddo lix sano ah…
Waxa magaalada Cadaado goor dhow ka bilowday banaanbax looga horjeedo heshiiska Ahlu suna iyo Galmudug ee maanta lagu soo bandhigayo…
Kadib shirar is daba joog ah oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb waxaa wafdi ka kooban xildhibaannada labada Aqal ee kasoo…
Intii uusan bilaaban socdaalkiisa horaantii bishaan, dad badan ayaa aaminsanaa inuusan fiicneyn cilaaqaadka madaxweyne Farmaajo iyo beesha dhexe taas oo…
Beesha Murusade oo ka mida beelaha waaweyn ee Hawiye ayaa laga xaal mariyey cabasho ay ka gudbiyeen labada beelood ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay kiiska siyaasiga C/raxmaan C/shakuur iyo xarigiisa ay ka dhex…
Mid ka mida odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa sheegay in caawa si shuruud la’aan ah lagu sii deynayo Siyaasiga C/raxmaan…
Tartan kubadda cagta ah ayaa loo qabtay beelaha magaalada Marka ku dirirsan ee H/Gidir iyo Biyamaal, sida ayaa shaacisay AMISOM.
Odayaasha iyo siyaasiyiinta beesha H/Gidir oo shirar is daba joog ah ku lahaa Muqdisho ayaan wax go’aan ah ka gaarin…
Beesha Sacad ee H/Gidir ayaa isku khilaafsan go’aan ay kalsoonida ugala noqoneyso dowladda Farmaajo oo ay soo jeediyeen xildhibaanada labada…
Ururka Alshabaab ayaa heshiis qasab ah oo ka kooban dhowr ah dhex dhigay beelaha Habar-Gidir iyo Biyamaal oo dagaal fool…
