Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Odayaashii Beesha Saleebaan ee la heshiiyay Alshabab oo ka hadlay Cadaado, Dood culusna…

    Odayaashii Beesha Saleebaan ee la heshiiyay Alshabab oo ka hadlay Cadaado, Dood culusna…

    December 25, 2022Updated:December 25, 20222 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odayaashii Beesha reer Xaaji Saleebaan ee H/Gidir ee tegay Degmada Xarardheere, heshiisna la galay Alshabaab ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii ay ku tageen degaanada Al-shabaab iyo sababtii keentay.

    Odayaashan ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Cadaado, waxayna si cad u sheegeen inay Alshabaab ugu tageen dad ka xirnaa iyo dibaatooyin kala dhaxeeyay, ayna kusoo guuleysteen

    Nabaddoon Cumar Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in warar badan laga sheegay, balse aysan ogeyn wax denbi ah oo ay galeen. “Dowlad uma shaqeyno, sarkaal iyo mas’uul kale ma ahin, sidoo kale Shabaab uma shaqeyno, laakiin waxaan u qasbanahay dadweyne, meeshii ay wax ka galaan ayaan ugu tagnaa danta dadkeena oon shaqaale u nahay..” ayuu yiri nabadoonka.

    Nabaddoonka ayaa caddeeyay in dhibaatadii jirtay, sida dadkii Beesha ka xirnaa ay ku baxeen, ayna ogol yihiin in lagu qaado haddii ay eed galeen oo aan loo baahneyn aflagaado iyo eedeyn, ayna ku tahay gardarro.

    Nabaddoon Sugaal Warsame Cali ayaa iska sheegay inay Alshabaab ka doodeen dad gaaraya 67 qof oo ay ka heysteen, ayna kasoo heleen saddex qodob oo ay. u aadeen oo kala ah: Sii deynta dadkii ay xireen, in gaadiidka xayiran la fasaxo iyo in la nabadgeliyo, loona ogolaado dhaqdhaqaaqooda.

    –Halkan ka Akhriso: Heshiiska ay Alshabaab shaacisay ee Beesha Saleebaan la gashay

    Nabaddoon Sugaal Warsame Cali ayaa isna sheegay inay Alshabaab ka doodeen dadkii ka xirnaa oo 70 qof ahaa, ayna dhibtay inay dooni waayeen 70 nin oo Saleebaan ah oo xaqdarro lagu heysatay, isla markaana ay ka haleen wixii ay ugu tageen Alshabaab.

    “Alshabaab waxay naga aqbaleen in dadkii xirnaa soo daayaan, Ganacsigii la furo iyo in la joojiyo dadkii la beegsanayey ee Beesha Saleebaan Soomaaliya oo dhan.. Nin u taga oo Saleebaan ah waa la waayey oo weydiiya nimankaasi, waanan ku talogalnay inaad nimankaas heshaan, aan soo weyno ama in nagula daro” ayuu yiir Nabaddoon Sugaal.

    Odayaasha ka yimid Alshabaab ee Beesha Saleebeen ayaa caddeeyay inay diyaar u yihiin inay ka jid baxaan wixii eed ah ee loo heysto, kamana hadlin heshiiska Alshabaab shaaciyey ee ah inaysan Beesha ka baxdo dagaalka lagula jiro Alshabaab iyo waxa ay Alshabaab uga bedesheen heshiiska.

    Maamulka Galmudug ayaa hore u sheegay in odayaasha aaday Alshabaab lasoo xiro haddii ay degaanadooda yimaadaan, lamana oga sida ay arrintan u wajihi doonaan.

    Alshabaab oo shaacisay Heshiis yaab leh oo ay la saxiixatay Beesha Saleebaan H/Gidir
    Alshabaab H/gidir odayaasha Saleebaan Saleebaan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/casiis Lafta-gareen oo Degdeg u magacaabay Wasiir cusub, xil ka qaadisna sameeyay
    Next Article Odayaashii Beesha Saleebaan ee u tegay Alshabaab oo la xiray iyo Xaalad ka dhalatay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo