Siyaasiyiin musharixiin mucaarad ah oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Beledweyne gaaray maanta ayaa ka hor yimid shirka Jowhar.
Browsing: Hiiraan
Musharixiin iyo Siyaasiyiin mucaarad ah ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo taageeraya odayaasha diidan shirka Jowhar.
Magaalada Jowhar waxaa hadda ka socda xaflad lagu soo bandhigayo xildhibaanada maamulka loo sameynayo gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan.
Madasha Qaran ee wadatashiga ayaa ansixisay in Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ka mid noqdo Odayaasha rasmiga…
Iyadoo magaalada Jowhar uu dib uga bilaabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa odayaasha beelaha labada…
Xubno isugu jira odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Mudulood ayaa maanta gaaray magaalad Jowhar, iyagoo ka qeyb galay…
Guddooomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ka furmaya.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si cad uga hor yimid shirka Jowhar ee maamul u sameynta Hiiraan…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in Itoobiya iyo urur Goboleedka IGAD ay wadaan qorshe shirka Jowhar lagu doonayo madaxweyne…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ergooyin cusub ay ku qulqulayaan magaaladaasi oo dib uga furmayo shirkii maamul…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan…
Banaanbax looga soo horjeedo urur Goboleedka IGAD, dowladda Soomaaliya iyo Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa maanta…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu dib u dhac ku yimid shirkii maamul usameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo…
Ergooyin fara badan ayaa ku sugan magaalada Jowhar oo lagu wado inuu maanta ka furmo shirkii maamul u sameynta gobolada…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon dhinac ammaanka qaabilsanaa.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi…
Qorshe cusub oo lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay hogaamineyso IGAD ayaa soo shaac baxay.
Qabanqabaadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo lag u wado in dib loo…
Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Dabageed ayaa war qoraal oo uu soo saaray wuxuu ku mamnuucay in shirarka iyo kulamo aanu…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in la dilay madaxii howlgelinta Ururka Al Shabaab ugu qaabilsanaa Gobolka…
