Waxaa dhowaanahan soo baxayay cabasho waxgaradka iyo dadka magaalada Beledweyne ay ka qabaan qorshe uu wado guddoomiyaha Gobolkaasi C/fataax Xasan…
Browsing: Hiiraan
Xildhibaano ka soo jeeda beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo maalmahan ku mashquulsanaa sidii ay ugu heshiin lahaayeen awood qeybsiga maamulka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa dhowaan ku dhawaaqay 14 xubnood oo noqonaya Guddiga…
Xildhibaanada Beelaha Xawaadle iyo Abgaal ayaa kulan ay shalay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay u gudbiyeen shax cusub…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku adkeystay magacaabidda Guddiga Farsamada ee maamul u sameynta…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa ka hor yimid Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan…
Wareegto goor dhow kasoo baxday xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada maamul u sameynta gobolada…
Warrka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab oo ka dhacay degaanka…
Kooxda Alshabaab ayaa dib ula wareegtay maanta degaanka Buq-aqbale ee Gobolka Hiiraan oo hore ay u qabsadeen ciidamada dowlada iyo…
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay howlgal ay saakay ka sameeyeen gobolka Hiiraan ay ku dileen in…
Taliyaha Qaybta 4-aad ee AMISOM ee ku sugan gobolka Hiiraan Korneel Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil ayaa markii ugu horeysay qiray in…
Xaalad cabsi ah ayaa ka jirta tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraanm kadib markii ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga…
Shirarkii u socday saxiixayaasha heshiiska dhismaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa lagu gaaray is afgarad ku…
Xog ay heshay Wadani.com ayaa sheegaysa in amarkii dib looga celiyay magaalada Beledweyne Danjire Maxamed Cali Amerika uu ka yimid…
Shirar magaalada Muqdisho uga socday saxiixayaasha heshiiska maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la filayay in lagu magacaabo…
Ciidamada AMISOM ayaa sheegtay inay dileen ku dhowaad 100 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Alshabaab dagaalka ay kula jiraan kooxdani…
Kooxda Alshabaab oo dagaalo ba’an ay ku qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada federaalka goboladda Gedo, Baay, Hiiraan iyo Galgaduud ayaa…
Dagaal qaraar oo u dhaxeeyay ciidama AMISOM ee ka socda Itoobiya iyo kooxda Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay duleedka Bari…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa shalay ku dhawaaqay in shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe uu…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu galabta ka qarxay degaanka Ceeldheer ee Galbeedka magaalda Beledweyne xarunta…
