Wararka laga haleyo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay kooxda Alshabaab kala wareegeen degaanka Moqokori ee Gobolkaasi.
Browsing: Hiiraan
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ka mamnuucay in la deegsado Gaadiidka loo yaqaan Cagafta ee Beeraha loogu talogalay, laakiin…
Turkiga iyo Qatar ayaa howlgal wadajir ah oo samafal ka bilaabay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo fatahaad halkaasi ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta booqday magaalada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay inay xaalad bani-aadamnimo oo…
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya inay goor dhow u duuli doonaan magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Beledweye ayaa sheegaya in wafdi ka socday dowladda Federaalka oo shalay booqan lahaa magaalada ay dib…
aamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan ay ka yeesheen xaalada Gobolka Hiiraan iyo fatahaadda ku dhufatay magaalada Beledweyne waxay saaciyeen inay…
Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan oo ku taalla bartamaha Soomaaliya ayaa gebi ahaan biyihii roobabka ay go’doomiyeen iyadoo ay saameyn…
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa beeniyay oo waxbo kama jiraan ku tilmaamay inuu magacaabay guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku xayirmay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkasoo aysan jirin xilligan qaab looga…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dad rayid ah lagu dilay weerar lagu qaaday Gaari…
Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee Hirshabeelle ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaashii ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka…
Ugu yaraan 7 qof ayaa lagu dilay in ku dhow 10 kalana wey ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal laba…
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in Ururka 26aad guutada 6aad ee qeybta 60aad ee ciidanka…
Ugu yaraan 7 qof, oo 6 ka mid ah ay isku qoys yihiin, ayaa dhintay kadib markii ay la qaraxday…
Wasiirka Arrimaha Gudaha mulka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa shaqadii ka joojiyay Duqa Magaalada Baladweyne Cali Dhuux Cabdi (Mahad alla).
Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ee magaalada Beledweyne Gobolka Hiiraan ayaagacanta ku dhigay Gaari loo diyaarinayey Qarax iyo dad fara badan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in la qabtay Gaari waxybaaho qarxa laga buuxiyay iyo rag lagu tuhunsan yahay Alshabaab…
Ciidamada Xooga Soomaaliya ayaa ee Gobolka Hiiraan ayaa saakay la wareegay deegaanka Moqokoro ee Gobolka Hiiraan oo ay hore u…
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisa in askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay tababarreen Imaaraadka Carabta ay ku toogteen Fagaaro…
