Ciidamada Itoobiya ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Gobolka Hiiraan ayaa degaano iyo tuulooyin ka qabsaday Alshabaab.
Browsing: Hiiraan
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dagaal sababa khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay deegaano katirsan Gobolkaasi,…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-shabaab ay dab qabadsiiyeen gawaari ku rarnayd badeeco ganacsi xili ay…
Wadahadal magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxda Ahlu suna iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa looga hadlay xaaladda degmada Matabaan ee Gobolka…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ee ka socda Jabuuti iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ay…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar dhabo-gal ah ku qaaday kolonyo uu la socday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeylte Cismaan oo…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegtay degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka baxsanaya duqeynta diyaaradaha ciidamada Mareykanka ay…
Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay la wareegeen degaanka Maroodille ee duleedka magaalada Belwdweyne.
Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda al-Shabaab ay degaanka Buq-Aqable ee gobolkaasi ku toogatay nin ay ku…
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu maanta ku sii jeedo…
Madaxweynaha la doortay ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadistii ugu horeeyay ee uu ku…
Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo isu dhiibay, kaasoo ahaa taliyihii Ciidamada Dowladda…
Kooxda Al-Shabaab ayaa lacag madax furasho ah ku sii daayay Labo ka mid ah Saddex Gabdhood oo 2 Bil ka…
Saddex ruux ayaa ku dhintay, 15 kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray weerar is miidaamin ah oo ka dhacay maanta magaalada…
Wararka hadda laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu qarax is-miidaamin ah goor dhoweyd ka dhacay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la war
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow…
