Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada milateriga dowladda Soomaaliya ay la wareegeen ammaanka magaalada.
Browsing: Hiiraan
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Bare Maxamed ayaa si kulul uga jawaabay hadallo kasoo yeeray madaxweynihii hore ee Maamulkaasi…
Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne uga dhawaaqay inuu yahay madaxweyne maamul cusub oo la badan Hiiraanland.
Madaxweynihii maamulka Hirshabeelle ee xilka ka qaadeen Xildhibaanada maamulkaasi Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa maanta gaaray magaalad Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka ayaa markii ugu horeysay si toos ah u faragelinaya muran ka taagan xuduuda…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hor yimid magacaabid is daba joog ah oo madaxweynaha maamulkaasi ku soo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wareegto cusub ku magacaabay afar degmo oo cusub, kana tirsan Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulalahi Cosoble ayaa degmooyin u magacaabay gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in gobolka Hiiraan lagu dhacay lacag faalso ah oo lagu daabacay Puntland.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilal cusub oo ka mida madaxda Garsoorka ee maamulkaasi.
Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax…
Wararka laga helayo degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in iska hor imaad dhex maray ciidamada AMISOM iyo ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus saarka ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM…
Maamulka Ahlu suna ee Gobollade Dhexe ayaa shaacisay inay kala qaadeen maleeshiyo Beeleedkii ku dagaalamay Gobolka Hiiraan.
Dagaal beeleed dad badan lagu dilay ayaa ka dhacay Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mida gobollada ay dagaalada…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa kala diray maamulkii Gobolka Hiiraan isagoo magacabay maamul cusub.
Dagaal beeleed ay isaga horjeedaan labo maleeshiyo ayaa ka socda deganka Baar ee duleedka Magaalada Baledweyne Gobolka Hiiraan.
Wararka aan ka heleyno degaanka Baar ee duleedka Magaalada Beledweyne, Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dil fool xun halkaasi ka…
Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaan kasoo saaray dad ay ciidamada Itoobiya ku laayeen Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Itoobiya ayaa degaanka Beer-xaano ee duleedka magaalada Beledweyne ku dilay oday 85 sano jir ah iyo wiil uu dhalay.
