Waxaa sii kordhaya shakiga laga qabo cod bixintii Mareykanka ee uu ku guuleystay Donald Trumpt, kadib markii xirfad-yaqaano dhinaca Kombiyuutarka…
Browsing: Hillary Clinton
Iyadoo ay socoto tirinta codadka doorashadii Mareykanka ka dhacday ayaa waxaa soo baxaya natiijooyinka doorashada gobollada kala duwan.
Codbixiyayaasha ku nool xeebaha bari ee Maraykanka ayaa bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada madaxtinimo ee dalkaasi. Labada musharrax…
Musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa arrin kedis ah u diyaariyay dooda saddexaad ee dhex mari doona…
DAAWO: Doodii ugu horeysay oo xalay dhex martay Hillary Clinton & Donald Trump
Telefishan laga leeyahay dalka Mareykanka ayaa shaaciyay in musharaxa xisbiga dimoqraadiga ee dalkaasi ay geeriyootay.
Dagaalka hawada ee dhinaca Iidhehyada musharixiinta xilka madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa bilowday kadib markii musharaxa xisbiga Jamhruuriga uu iibsaday Iidhehdii ugu…
Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee xilak madaxweynaha Mareykanka ee muranka badan ka taagan yahay Donald Trump
Shirkii Xisbiga Dimoqraadiga ee lagu so xulay Hillary Clinton inay noqoto musharaxa xisbiga ee u tartamaya xilka
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa si rasmi ah u aqbashay inay noqoto musharaxa
Xisbiga Dimuqraaddiga, ayaa si rasmi ah u magacaabay in xog-hayihii hore ee arrimaha dibadda Hillary Clinton ay noqoto musharaxa madaxtinnimo…
Musharaxa xisbiga Dimoquraadiga Hillary Clinton ayaa magacowday musharaxa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee xilkaasi ay u wada loolami doonaan.
“Waxaan halkan u taaganahay, waxaan aaminsahay Hillary Clinton, waxaanan ku taageerayaa inay noqoto Madaxweynaha Mareykanka ee soo socda” waxay ka mid…
Haweeneyda hore u soo noqotay wasiirka arrimaha dibadda Mareykanka una dhaxda madaxweynihii hore ee dalkaasi Hillary Clinton ayaa ku guuleysatay…