Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir degdeg ah oo ku saabsan xaaladda fatahaadda…
Browsing: Hirshabeelle
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay xireen isku socodkii Muqidsho iyo Gobolka Sh/Dhexe ee maamulka…
Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Hirshabelle ayaa beeniyay oo waxbo kama jiraan ku tilmaamay inuu magacaabay guddoomiye ku xigeenka dhinaca maaliyadda…
Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka ee Hirshabeelle ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaashii ciidamada Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wiil 16 sano jir ah u magacaabay Guddoomiye kuxigeenka degaanka Gamboole…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dagaal duleedka magaalada ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda…
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu aasay laba Xildhibaan oo ka kala tirsan Maamullada Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo shalay ku…
Fahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeyso Qarax haleelay Gaari ay la socdeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Maamullada Hirshabelle iyo K/Galbeed…
Ciidamada AMISOM ee magaalada Jowhar ayaa lagu wareejiyey hub ay soo badbaadiyeen ciidamada dowladda Federaalka kadib weerarkii gaadmada ahaa ee…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in xaalad kacsan ay ka jirto magaalada Balcad ee Muqdisho u jira 30…
Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa isku raacay in ay shaqada ka joojiyaan Taliyeyaal ciidan oo uu dhowaan uu magacaabay Madaxweynaha maamulkaasi…
Waxaa hadda soo dhammaaday doorashada Wareegii koowaad kursigii Baarlamaanka ee Jufada Cali Madaxweyne ee Beesha Xawaade oo ka socotay magaalada…
Waxaa magaalada Jowhar ka bilaabatay doorashada Kursi Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo ay ku tartamayaan lix musharax oo kasoo…
Kursiga Baarlamaanka Federaalka ee Beesha Cali Madaxweyne ee Xawaadle ayaa noqday mid u xayiran hal siyaasi oo lagu guuleysan waayey…
Xildhibaanno ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa diyaariyey mooshin nooc cusub ah oo ku saabsan illaalinta hantida dowliga ah ee deeganada…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qarka u saaran inuu ku fashilmo kursi xildhibaan ee Barlamaanka Federaalka oo…
Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale kormeer dhulka ah ku tegey degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.
Wadadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa xirantay, kadib markii maleeshiyada Alshabaab ay dagaal kula wareegeen degaano ka degmada…
Wararka laga helayo magaalada Beleweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weerar Ban lagu qaaday ciidamo ku sugnaa afka hore…
