Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ay ciidamada dowladda Soomaaliya…
Browsing: Hirshabeelle
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ay goor dhow ansixiyeen Golaha Wasiirada Hirshabeelle ee uu magacaabay…
Xildhibaanada Baarlamaankamaamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar.
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa taliye cusub u magacaabay qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay ciidamada, taasoo ka howlgeli doonta…
Wadahadal magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxda Ahlu suna iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa looga hadlay xaaladda degmada Matabaan ee Gobolka…
Wasiirkii saddexaad ayaa banneeyay xilkii inuu qabto xilka looga magacaabay Golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle oo muran ka taagan yahay.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanno is baheystay ay wadaan mooshin lagu kala dirayo golaha wasiirada cusub…
Mid ka mida golaha wasiirada cusub ee uu maanta ku dhawaaqay madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka iska casilay.
Wararka laga helayo gobollada dhexe ayaa sheegaya in Alshababkii ugu badnaa ay ku qulqulayaan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in Bm gacmeed lagu weeraray Gurii uu degan yahay…
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wlei Maxamed Cali (Gaas) ayaa Caawa ku haray magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle kadib markii uu ka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in magaalada ay gashay xaalad cusub oo aan weli lagu arag, iyadoo ciidamo…
Waxaa magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/Dhexe gaaray Madaxda Maamul goboleedyada dalka iyo marti sharaaf ka qeyb galeysa Caleema saarka Madaxweynaha…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo aan weli xilka loo caleemo saarin ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii degmada…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay inuu ka mid ahaa madaxweynayaal maamul goboleedoo maanta soo saaray War-murtiyeedkii lagu…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa war kasoo saaray xaaladda maamul Goboleedka Galmudug iyo Baaqa madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo ayaa maanta tegay degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa difaacay in dowladda Federaalka ay maamusho siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.
Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
