Madaxweynaha la doortay ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhaqaaqay xil ka qaadistii ugu horeeyay ee uu ku…
Browsing: Hirshabeelle
Maamulka Gobolka Hiiraan oo hore ula saftay madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa bedelay mowqifkoodii, iyagoo…
The United Nations, African Union, European Union and Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Hirshabelle Mudane Maxamed…
Waxaa hadda soo gabagaboobay tirinta codadka doorashadii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare.
Waxaa goor dhow soo idaalatay cod bixinta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo haatan ka socota xarunta Jowhar.
Waxaa magaalada Jowhar dhowaan ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ay ku tartamayaan 8 musharax.
Wafdi ka socda xukuumadda ederaalka Soomaaliya iyo wakiilo metelaya Beesha Caalamka ayaa galabta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Xildhibaan C/llaahi Goodax Bare oo ka mida xildhibaanada Federaalka ee sida weyn u taageersan dowladda madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare…
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa kala ah ayaa bilaabay inay khudbadahooda musharaxnimo ka jeediyaan baarlamaanka maamulkaasi.
Iyadoo ololaha doorashada maamulka Hirshabeelle uu xowli ku socdo ayaa waxaa soo shaac baxay sida madaxda dowladda u kala taageersan…
Baarlamaanka Hirshabeelle ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta ka shiraya dib u dhigista Doorashada madaxweynaha Hirshabeelle
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ololahooda ka bilaabay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Xubno ka tirsan Guddiga Qaran ee Doorashada ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle.
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada milateriga dowladda Soomaaliya ay la wareegeen ammaanka magaalada.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Maamulka Hirshabelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed ayaa ka hadaly cod uu baahiyay madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali…
Bil gudaheed waxaa dhacay 4 dhacdo oo gilgishay dawlada fedaraalka una baahan in loo helo xal ka dabatag ah, hadii…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Bare Maxamed ayaa si kulul uga jawaabay hadallo kasoo yeeray madaxweynihii hore ee Maamulkaasi…
