Guddiga doorashada Madaxweynaha ee maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay xilliga ay dhaceys doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi.
Browsing: Hirshabeelle
Guddiga Doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa bilaabay qabashada araajida musharaxa u taagan xilkaasi.
Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa jawaab culus ka bixiyay hadalkii kasoo yeeray madaxweynihii hore ee maamulkaasi.
Madaxweynihii Xilka laga qaaday ee Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdullahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa ku dhawaaqay qorshe la…
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Jowhar.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa sheegay in uu dhowaan ku dhawaaqi doonaan Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamullka Hirshabeelle ayaa Muqdisho ku yimid kadib markii uu u yeeray Madaxweynaha Soomaaliya sida uu…
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa shaaciyay inuu hayo caddeymo noqonaya fadeexad ah oo dowladda…
Cali Cabdulaahi Cosoble oo ay dhowaan xilka ka qaadeen xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in uusan xoog ku qabsan Hirshabelle…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay, isla markaana go’aamisay in musharixiin kasoo jeeda hal beel oo qura ay u tartami karaan…
Dowlada Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay xil ka qaadistii Baarlamaanka Hirshabeelle ku sameeyay madaxweynihii maamulkaasi Cali C/llaahi Cosoble.
Madaxweynihii xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa gelinkii danbe ee maanta gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa dacwad u qortay maxkamadda sare ee dalka.
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray wasiirkii ugu horeeyay ee Xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu fal dil ah ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadaneysa xaaladda siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa baaq degdeg ah u diray beesha caalamka, isagoo…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble waxaa uu ku jiraa rag iska dhicis iyo rafasho siyaasadeed isaga oo dhinac…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wafdigii wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee tegay magaalada ay kulamo la yeesheen dhinacyada…
