Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa soo saaray amarro iyo eedeyn culys oo ku saabsan xil…
Browsing: Hirshabeelle
Wafdi Wasiiro ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jowhar.
Shirkii golaah wasiirada maamulka Hirshabeelle ee uu guddoomiyay Kusimaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa laga soo saaray saddex qodob.
Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhaqaaqay tallaabo cusub oo la yaab leh.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in golaha wasiirada maamulkaasi uu shir uga socdo.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baxday xaaladda ka taagan maamulka Hirshabeelle, waxayna wafdi wasiiro ah u dirtay magaalada Jowhar ee…
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ee dhowaan ay xilka ka qaadeen baarlamaanka maamulkaasi ayaa taageeray isbaheysiga Sacuudiga…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dib u dhac weyn uu soo wajahay ololihii uu waday madaxweynaha xilka…
Xildhibaanadii taageersanaa madaxweynaha xilka laga qaaday ee Cali C/llaahi Cosoble ayaa u wareegay dhinacii kale ee xilka ka qaaday madaxweynaha.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanadii taageersanaa madaxweynaha xilka laga qaaday ee Cali C/llaahi Cosoble ay mowqif…
Shir Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uga socda magaalada Jowhar ayaa lagu magacaabay guddi doorasho oo qabanqaabin doona doorashada madaxweynaha cusub ee…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo qabanqaabada shir ay yeelanayaan xildhibaanada maamulkaaasi ee xilka ka…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ee ay xilka ka qaadeen xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeele ayaa ka hor yimid xil ka qaadista lagu sameeyay.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu si buuxda u taageeray go’aankii xilka looga qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle uu ku biiray xildhibaanada kalsoonida kala noqday Madaxweynaha Maamulkaasi.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in fadeexad ay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku qabsatay madaxweynaha xilka laga…
Madaxweynaha kalsoonida waayay ee Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegaya inuu wado qorsha uu ugu dagaalamayo xilkiisa.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre uu goor dhoweyd u duulay magaalada…
