Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inuu halkaasi ka furmay kulan ay leeyihiin xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle.
Browsing: Hirshabeelle
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ay wadaan qorshe ay degdeg xilka uga qaadayaan madaxweynaha…
Mooshinka xilka qaadista madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in wasiiro fara badan ay mar qura iska casileem maamulkaasi.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hor yimid magacaabid is daba joog ah oo madaxweynaha maamulkaasi ku soo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa wareegto cusub ku magacaabay afar degmo oo cusub, kana tirsan Gobolka Hiiraan.
Beesha Baadicadde ayaa shaacisay inay xiriirka u jartay, isla markaana ay kalsoonidii kala noqotay maamulka Hirshabeelle iyo madaxweynaha maamulkaasi.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa xilal cusub oo ka mida madaxda Garsoorka ee maamulkaasi.
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay inuu dhisayo ciidamo u gaara maamulkiisa oo aan hoos tegin Muqdisho iyo Dhuusamareeb.
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal Beeleed ka qarxay tuulooyin ka tirsan degmada Cadale.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhex jira xaalad siyaasadeed tii ugu cusleyd ee soo wajahda inti uu xilka…
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan Milatariga dowladda Soomaaliya uu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa laga badbaadiyay Mooshin ay ka keeneen xildhibaanada Hirshabeelle.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa dib ugu laabtay maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiisad beeleed oo taagan degmada Matabaan ay kicisay magacaabid uu sameeyay Madaxweynaha…
Guddoomiyaha ayaa shaqadii ka joojiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cismaan Barre Maxamed oo mooshin laga keenay.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa kala diray maamulkii Gobolka Hiiraan isagoo magacabay maamul cusub.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyeyaasha degmooyinka Mahaday iyo Cadale ee gobolka Sh/Dhexe.
Wararka naga soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in guddoomiye ku xigeenkii labaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle…
