Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaan kasoo saaray dad ay ciidamada Itoobiya ku laayeen Gobolka Hiiraan.
Browsing: Hirshabeelle
Maamulka Hirshabelle ayaa guddoomiye degmo u magacaabay ay baadigoob ugu jirto dowladda Federaalka Soomaaliya.
Golaha Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa shaacisay inay ka fiirsan doonaan xiriirka kala dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Maamulka Hirshabeelle uu xabsiga dhigay weriye Ismaaciil Cabdulle Sabriye oo u shaqeeqeeya…
Maamulka Hirshabeelle ayaa qaaadacay Qorshaha horumarinta ee National Development Plan ee lala tegayo shirka London
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag ugu jawaabtay maamulka Hirshabeelle muranka ka dhashay diyaaradaha Qaadka ee la diiday inay ka degaan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Maamulka Hirshabeelle ayaa la wareegay maalintii labaad Qaadkii kasoo degi jiray garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegyaa in goor dhoweyd xabsiga laga sii daayay agaasimaha Isbitaalka Intersos ee Magaalada Jowhar.
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magacaabay wasiiru dowle cusub oo ka mida noqonaya golaha wasiirada maamulkaasi.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa bannaan
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosonle ayaa sheegtay in qeybo ka mida magaalada Muqdisho ay hoos tagaan maamulkiisa.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa ku hanjabay inuu maamulkiisa ka fiirsanayo xiriirka uu la leeyahay Dowladda Federaalka.
Buuq iyo fowdo ayaa hareysay Baarlamaanka maamulka Hirshabelle oo kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Maamulka Hirshabelle ayaa magacaabay guddi cusub oo qaabilsan Gurmadka abaaraha, kadib markii la kala diray guddigii hore.
Madaxweyna maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble oo ku sugan Muqdisho ayaa difaacay Golaha wasiirada ee uu dhowaan soo magacaabay, ayna…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya inay bilaabatay is casilaadda wasiirada uu shalay soo magacabaay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay diyaarinayaan mooshin looga horjeedoa madaxweynaha…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo olole looga soo horjeedo golaha…
