Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkiisa ayaa guddoomiye u magacaabay…
Browsing: Hirshabeelle
Madaxda maamulka Hirshabeelle ayaa dib ugu noqonaya xarunta maamulkaasi ee magaalada Jowhar kadib muddo laba bilood ay oo Muqdisho salka…
Madaxweynihii ugu horeeyay maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa hambalyo u diray, soona dhoweeyay madaxweynaha cusub ee la doortay.
Haweeney ka mida guddoomiye ku xigeenada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowahar uga dhawaaqay inay tahay madaxweynaha xilka sii haya ee…
Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa magaalada Jowhar kulan ay ku yeesheen eedeyn u jeediyay madaxda maamulkaasi oo ay sheegeen inay sharci…
Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre ayaa ku baaqay in la taageero maamulka Hirshabeelle iyo madaxweynaha maamulkaasi.
Xildhibaanada Aqalka sare ee laga soo doortay magaalada Hirshabeelle ee maamulka Hirshabeelle ayaa rikoor cusub ka dhigay xafladii dhaarinta Aqalka sare.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamo ka wada tirsan milateriga Soomaaliya.
Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa markii labad dib loo dhigay, kadib markii uu markii labaad dalbaday muddo dheeraad ah madaxweynaha…
Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee lagu doortay magaalada Jowhar aya laga dalbaday inay codkooda siiyaan musharax madaxweyne oo…
Madaxda maamulka Hirshabeelle ee deriska la ah caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa gebi ahaantood isaga huleelay magaalada xaruntooda magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaareen wafdi ka kooban taliyeyaasha ciidamada iyo Guddoomiyaha Guddiga…
Wejiga koowaad ee doorashada xildhibaanda Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacday magaalada Jowhar.
Xoghayaha wasaaradda Arrimaha gudaha Soomaaliya Prof. Yaxye Cali Ibaahim ayaa shaaciyay in xaaskiisa ay noqotay senator kamida Aqalka sare ee…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani) ayaa lacagtii ugu badneyd ku bixiyay kursi ka mid ahaa…
Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka…
Waxaa maanta magaalada Jowhar ka dhacday doorashada xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya uga mid noqonaya maamulka Hirshabeelle.
Mid ka mida hogaamiye kooxeedyadii hore ee Soomaaliya, kana mid noqday wasiirada dowladii KMG ahayd ee C/llaahi Yuusuf ayaa loo doortay…
Magaalada Jowhar ayaa lagu doortay xildhibaankii ugu horeeyay ee Aqalka sare, doorashada senatoorada Aqalka sare oo halkaasi ka socota.
Doorashadii xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa markale dib ugu dhacday galabta arrin la yaab leh.
