Iyadoo doorashada Aqalka sare ay ka dhici doonto maanta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin…
Browsing: Hirshabeelle
Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa maanta ka bilaabaneysa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Qoraal ka soo baxay waxgaradka iyo odayaasha Beesha Caloofi ee Gaaljecel ayaa lagu sheegay in xubin ay beeshu ku lahayd…
Dhageysiga khudbadaha musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gabagabeeyay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa ku fashilmay qorshe uu doonayay inuu xubnaha aqalka sare ee maamulkaasi uga mid noqonayo ku soo…
Waxaa goor dhow la soo saaray liiska musharixiinta Aqalka Sare ee Maamulka Hirshabeelle oo ka kooban 21 musharax oo ka kala…
Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyay goor dhoweyd musharixiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ku tartami doona 8-da kursi ee maamulkaasi.…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya inuu gabagabo marayo liiska xubnaha Aqalka sare oo la…
Qabanqaabadii ugu danbeysay ayaa ka socota magaalada Jowhar, iyadoo la filayo in la doorto senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, wuxuuna shir jaraa’id oo uu ku qabtay…
Wararka laga helayo magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ayaa sheegaya in muran ka taagan yahay ergada Beesha Xawaadle ee dooraneysa xildhibaanada…
Iyadoo ay magaalada Jowhar ku sii qulqulayaan musharixiin iyo ergooyin ayaa waxaa maanta halkaasi tegay musharixiinta ugu caansan ee maamulka…
Shaacinta liiska musharixiinta Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii la isku qabtay beelaha…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qorshe ay Damjadiid ku dooneyso in kursi ka mida kuraasta Aqalka sare ee maamulka…
Guddiga Doorashada heer Goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta bilaabaya diyaar garowga doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay.
Madaxda maamulka Hirshabeelle iyo madaxda dowladda Federaalka ayaa beelaha maamulka Hirshabeelle u qeybiyay xubnaha maamulka ka soo gaaray Aqalka Sare…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in xubnaha Aqalka sare ee maamulkiisa lagu soo xuli doono Magaalada Jowhar.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamul goboleedkii ugu danbeeyay ee taageera dhismaha maamulka cusub ee Hirshabeelle.
Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegayay inuu taageeray maamulka dhowaan la dhisay ee Hirshabeelle.
