Kulan goor dhoweyd dhex maray madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa ka dhacay magaalada Beledweyne.
Browsing: Hirshabeelle
Beesha caalamka ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay kusoo dhoweysay dhismaha maamul goboleedka cusub ee Hirshabeelle.
Madaxweyanha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble maanta ayaa ku sii jeeda wajahan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhow laga sugayaa inay ka degaan garoonka diyaaradaha…
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas ayaa laga dhaadhicinayaa inuu aqbalo, lana shaqeeyo maamulka cusub ee Hirshabeelle.
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhismaha maamulka Hirshabeelle iyo doorashada ka dhacday…
Musharaxa u tartamayay xilka madaxweye ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa khudbad cajiib ah oo uu ku kashifay wixii ka dhacay…
Doorashada Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ayaa si buuxda u taageeray Doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Guudlaawe Xuseen ayaa lagu wadaa in maanta loo doorto xilka madaxweyne ku xigeenka…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in loolanka doorashada xilka Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle oo maanta dhacaya uu sii…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay la wareegeen ammaanka magaalada Jowhar iyo goobta ay ka…
Waxaa la soo gaaray doorashadii Madaxweynaha maamulka cusub ee Hirshabeelle, iyadoo mugdi badan ku xeeran yahay cidda noqoneysa Madaxweynaha Hirshabeelle.
Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo ka imaaneysay Beesha Xawaadle…
Musharax u taagnaa xilka madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay inuu ka baxay musharaxnimadii, wuxuuna kashifay arrimo badan…
Waxaa hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in la doortay Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Maamulka Hirshabeelle doorashadii caawa ka socotay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha baarlamanka maamulka cusub ee HirShabeelle Sheekh Cusmaan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in musharixii xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Beesha Jareer uu ka baxay doorashada oo…
Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka socota magaalada Jowhar.
Muran ayaa ka dhashay cidda u tartameysa Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle, kadib markii beesha Jareer ay ka baxday doorashadii Guddoonka.
