War-saxaafadeed kasoo baxay Guddi madaxweynaha Hirshabeelle u magacaabay arrimaha fartahaadda ayaa lagu sheegay in kharash loogu talogalay wax ka qabashada…
Browsing: Hirshabeelle
Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa War-Saxaafadeed wadajir ku shaaciyey inuu dalku doorasho degdeg aado, meeshana laga saaro wax kasta…
Madaxweynihii hore ee Hirshabelele Maxamed Cabdi Waare ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ay maamulkiisa ku qaaday dowladii Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa weerar ku galay xarunta Degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe, kadib iska hor imaad dhex maray ciidamada dowladda…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helayo.
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Huseen ayaa Magacaabay seddex Wasiir oo cusub ka mid noqonaya Golihiisa Wasiiradda ee sida kala…
Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa howlgal wadajir ah oo isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah ka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Gudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu saaray xilkii uga qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan…
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle ee xilka sii hayey, isagoo magacaabay…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Qoraal uu kusoo dhoweynayo saxiixa Madaxweyne Farmaajo ee Qaraarka Metelaadda Gobolka Banaadir.
Waxaa Magaalada Muqdisho maanta soo gaaray Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe oo markii ugu horeysay intii xilka loo doortay…
Wararka laga helayo magaalada Beledwweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo badan lagu dadiyey magaalada oo bandow laga dhigay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay xireen saaka weriyeyal xabsiga ugu tegay Weriga C/qaadir Faarax…
Kulan ay magaalada Jowhar maanta ku yeesheen Baarlamanka Hirshabelle ayaa lagu ansixiyay in muddo sanad ah la kordhiyo muddo xileedka…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Odayaasha Beesha Xawaadle ay shuruudo adag hordhigeen, una dhiibeen Wasiirka Arrimaha Gudaha…
Beelaha dega Gobolka Hiiran ayaa xaflad ballaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ku qabtay magaalada…
Wasiirkii hore ee waxbarashada C/llaahi Goodax Barre, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa muuqaal uu soo duubay weerar afka ah ku…
Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lagu qaaday xarun ay ciidamada…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa farriin uu soo diray ku sheegay inuusa u hambalyeyneynin, balse u duceyaynayo…
