Baarlamaanka labaad ee maamulkla Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Madaxweynihii saddexaad ee maamulkaasi.
Browsing: Hirshabeelle
Waxa maanta magaalada Jowhar ka dhaceysa doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle, iyadoo natiijada la sii ogyahay.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la magacaabay, iyadoo lagu wado in doorashada ka socota magaalada Jowhar lasoo gabagabeeyo.
Wasaaradda Arriaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay oo aqoonsatay Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay…
Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa lagu wadaa in Berri ay magaalada Jowhar ka dhacdo Doorashada Guddoonka Barlamaanka Labaad ee Hirshabeelle, iyadoo la saadaalinayo inay…
Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Hishabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay xilka.
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo shalay la magacaabay ayaa soo saaray jadwalka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labad.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si buuxda loogu taageeray Doorashada ka socota Maamulka Hirshabelle.
Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaariyey ayaa si degdeg loogu magaaabay Guddiga Doorashada guddoonka…
Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta la dhaarinayo Baarlamaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle.
Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Ware ayaa magacaabay xubnaha maamulka Doorashooyinka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Maxaa ka socda Hirshabeelle..? waa su’aal dad badan is weydiinayaan xilli lagu dhawaaqay liiska xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaasi oo…
Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa xalay so saaray liiska magacyada xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle…
Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Gobolka Hiiraan ayaa hor istaagay oo kala eryay bannaanbax maatna ka dhacayey Magaalada Beledweyne, kaasoo…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya xaaladda Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Muqdisho.
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay xaruna Hirshabelle ee…
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 19 -kii Disembar 201 caasimadda maamul goboleedka KMG ah ee…
