Tan iyo markii uu soo bilowday qorshaha dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe waxaa hareeyay diidmo weyn oo ka imaaneysay…
Browsing: Hirshabeelle
War Saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa lagu taageeray doorasho waqtigeeda ku dhacda in…
Maamulka Hirshabelle ayaa waqtigiisu gabogabo yahay, iyadoo aysan muuqan doorasho xilligeeda ku dhici doonta oo maamulkaasi aadayo markii uu shalay…
Gudiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad maamulka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle.
Dagaal culus ayey ciidamada dowladda ku qaadeen degaano ka tirsan Degmada Balcad oo ay gacanta ku hayaan Alshabaab, iyadoo dagaalku…
Siyaasyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beesha Xawaadle oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay burbur soo wajihi…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilkii qorsheysnaa ee xalay magaalada Jowhar lagu khaarijiyey Marxuum Nuur Xaashi Warsame oo ahaa xildhibaan iyo…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaanayo ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay inuu mar labaad isu…
Iyadoo ay oo dhowaatay Doorashada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa soo baxaya qorshe Doorasho oo madaxweyne Farmaajo ka damacsan yahay Maamulkaasi,…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa magaacabay Guddi farsamada oo soo xulaya Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu waqtigu…
Waxaa soo dhaac baxay khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhaxeeya guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, kadib markii guddoomiye ku xigeenka labaad…
Madaxweynaha Hirshabelle Maamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Tabio Massimo.
Maamulka Hirshabeele ayaa xilkii ka qaaday Haweeneyda Duqa magaalada ka ahayd magaalada Beledweyne oo ahayd qofkii ugu horeysay ee haween…
Koox hubeysan oo ka tirsan Alshabaab ayaa dishay xildhibaan ka tirsanaa maamulka Hirshabeelle oo ay ka afduubteen saaka xilli uu…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay Gaari uu saarnaa kala degeen xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in la helay raadkii ugu horeeyay ee xasuuqii ka dhacay…
Waxaa bilowday baaritaan la sheegay in lagu asmeynayo xasuuqii degaanka Gololley ee degmada Balcad loogu geystay 8 qof oo 7…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xasuuq ka dhacay Degaanka Gololleey ee degmada Balcad oo lagu laayey 8 qof oo…
Waraka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in deganka Ceelgaal ee duleedka magaalada Beledweyne uu ka dhacay ay isk urursadeen…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe, ayaa…
