Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo tiradoodu gaareyso 69 ayaa saxiixay Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cusmaan Bare…
Browsing: Hirshabeelle
Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar ay maanta kusoo qaadeen…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhaliyay qasaare dhimasho…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ayaa ku gacan seyray xil ka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha maamulka Hirshabelle, kuna…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa eryay afar wasiir oo ka mida maamulkiisa, isagoo magacaaabay kuwo cusub, kadib wareegto…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal ka djacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ayax fara badan oo hayaan ah uu ku degay deegaanno ka tirsan…
Madaxweynaha maamulka Hirsahbeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib ugu laabtay caasimadda maamulka Hirshabeelle ee Jowhar oo uu muddo bil ka…
Kadib in ku dhow 4 saacadood oo ku sugnaayeen Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaa goor dhoweyd magaalada Beledweyne u duulay…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in degmada Jalalaqsi lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab, kadib weerar jidgal ahaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal galabta ka dhacay duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, kaasoo dhex maray…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Casho sharaf u Sameyey Madaxweyniyasha Dowlada…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa qaraxyo lala beegsaday ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku socdaaleyay Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanka Buurane…
Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo…
Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Hirshabeelle Canab Axmed Ciise ayaa ka hor timid qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Cusmaan Bare oo…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta degdeg ugu laabtay magaalada Beledweyne, isagoo ka yimid dalka Kenya ayaa caawa…
Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Hiiran ku amartay inaysan ku lug yeelan xiisada ka taagan Gobolkaasi, kana qeyb…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday…
Kormeerayaasha Imtixaanka Shahaadiga ee dowladda Soomaaliya oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa ka baxay degaanada maamulka Hirshabeelle, kadib…
