Waxaa baraha bulshada dood weyn ka dhaliyey sawirka haweeney Soomaaliyeed ah oo askari ka tirsan ciidanka AMISOM cabbir ka qaadayo…
Browsing: Hirshabeelle
Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid go’aano kasoo baxay shir ay soo abaabushay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in weerar cirka iyo dhulka ah oo ciidamada Kumaandooska Somalia iyo Mareykanka ku…
Qaar ka mida Wasiiradii hore ee maamulka HirShabeelle ayaa dacwad ku soo oogay Madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare, iyagoo ku…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax miino oo ka dhacay duleedka magaalada Jowhar, markii ay qabsatay gaari…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabid cusub sameeyay isagoo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mida Golaha Wasiirada…
Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle.
Wararka laga helayo degmada Balcad ayaa sheegaya in iska hor imaad kale uu maanta ka dhacay degmadaasi oo muddooyinkii ugu…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyntii ugu horeysay ku sameeyay Golihiisa wasiirada maamulkasi.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ay wadaan Mooshin…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Ceel Muluq ee ka…
Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday duqa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib khilaaf keenay inuu shaqada ka joojiyo Guddoomiyaha…
Madaxweynaha mamulka Hirshabeelle Mohammed Cabdi Waare ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilada Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Nicholas Haysom iyo Gudoomiyaha…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in shirkii madaxda maamul Goboleedyada uu maanta ka furmayo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle.
Waxaa caawa magaalada Jowhar looga dhawaaqay in mooshinkii laga keenay madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ay dib uga laabteen xildhibaanadda.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in la kala diray xildhibaannadii mooshinka ka keenay Madaxweyne…
Xalay ayey ahay markii si lama filaan ah qaar ka mida xildhibannada Baarlamaanka Hirshabeeelle ay mooshin ka gudbiyeen madaxweynaha Hirshabeelle…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ay Mooshin…
Gudoomiyaha Golaha Badbaadda Hirshabeelle Mudane C/qaadir Maxamed Cusmaan (Barnaamij) ayaa dhaliilay kulan ay Muqdisho ku yeesheen Madaxda Sare ee Hirshabeelle…
