Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay in maleeshiyada kooxda Alshabaab ay la wareegeen tuullooyin ka tirsan degmad Balcad, iyadoo…
Browsing: Hirshabeelle
Maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/Dhexe, iyadoo loo magacaabay Guddoomiye cusub.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa magaaada Muqdisho ka sheegay inuu heshiis dhex maray dowladda Soomaaliya, iyadoo laga heshiiyay tabashooyinkii ay Hirshabeelle…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu goor dhoweyd shaaciyey inuu heshiis la…
Qaar ka mida xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa u yeeray madaxweynaha maamulkasi si ay wax uga weydiiyaan arrimo dhowr ah,…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta hoygiisa magaalda Muqdisho ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho loo diiday inay galaan soo dhoweyn Garoonka…
Siyaasiga mucaaradka ah ee sida weyn ugu kacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Villa Somalia…
Xaalad kacsan ayaa ka jirta magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii maleeshiyo hubeysan ay xireen qaar ka mida wadooyinka…
Bannaanbax ay dhigayaan darawallada Mooto Bajaajta ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, kadib markii darawal lagu dilay magaaladaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa Magaalada ku geeriyooday Siciid Xaashi Tooxow oo ahaa Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda…
Ciidamo ka tirsan milateriga Soomaaliya ee ka howlgala Gobolka Sh/dhexe ayaa weerar ku qaaday oo la wareegay Bar koontarool oo…
Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar…
Wararka laga haleyo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu qarxiyey duleedka magaalada Jowhar, iyagoo…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qasaare xoog leh uu ka dhashay weerar dabley hubeysan ku qaaday gaari…
Maamul Goboleedkii ugu horeeyay ayaa ka hadlay heshiiska is afgarad ee ay gaareen madaxda dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa lagu eedeeyay inuu leeyahay mas’uuliyadda gargaarka loogu talogalay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda…
Kooxda Alshabaab ayaa war ka soo saaray weerarkii ay galabta ku qaaday kolonyo ay la socdeen xildhibaanno ka tirsan maamulka…
Mas’uuliyiin iyo xildhibaanno ayaa lagu dilay Galabta weerar ay kooxda Alshabaab ku qaadeen kolonyo kusoo jeeday magaalada Muqdisho, kuna sii…
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ka mamnuucay in la deegsado Gaadiidka loo yaqaan Cagafta ee Beeraha loogu talogalay, laakiin…
