Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Hirshabelle oo Go’aanno culus soo saaray (Akhriso 5 Qodob & Magacyada)

    Xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Hirshabelle oo Go’aanno culus soo saaray (Akhriso 5 Qodob & Magacyada)

    October 8, 2020Updated:October 8, 20202 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War Saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa lagu taageeray doorasho waqtigeeda ku dhacda in beelaha Soomaaliyeed u siman yihiin xilalka maamulkaasi oo loo tartamo.

    Qoraal kasoo baxay xildhibaanadan ayaa u qornaa sida soo socota:

    Shir ay isugu yimaadeen Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee deegaan-doorashadoodu tahay Dowlad Goboleedka Hirshabeele ee maanta oo ay taariikhdu 08/10/2020 kana dhacay magaalada Muqdisho, ayaa looga tashaday laguna gorfeeyay xaalaadaha siyaasadeed mid amni, bulsho iyo midda noolaleed ee ka jirta Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

    Markaan aragnay qodobada, 3aad, 4aad, 11aad iyo 22aad ee Dastuurka JFS ee qeexaya mabaadiida guud ee JFS, Ilaalinta, Sareynta Sharciga JFS, Sinaanta muwaadiniinta iyo Xaqa ka qeyb galka siyaasadeed ee qof walba oo mawaadin ah xaqa u leeyahay.

    Markaan aragnay Qodabda 5aad, 6aad, 25aad, 46aad iyo 47aad ee Dastuurka Dowlad Gobaledka Hirshabelle ee qeexaya Mabaadiida ay ku dhisantahay Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Sareynta Sharciga, Xaqa ka qeyb galka Siyaasadeed ee uu leeyahay qof kasta oo ah muwaadin Soomaaliyeed una dhashay deegaanada Hirshabeele.

    Markaan garwaaqsanay xaaladda adag ee ay mareyso Dowlad Gobaledka Hirshabele iyo masuuliyadda naga saran, waxay soo saareen Xildhibaanadda JFS deegaan doorashadoodu tahay Hirshabeele war-saxaafadeedkaan;

    1- In doorasha dowlad goboleedka Hirshabeele waqtigeeda ku dhacdo sida ku muddeysan Dastuurka Dowlad Goboleedka Hirshabeele .

    2 – In aan taageersanahay guddiga farsamada sooxulista Baarlamaanka 2aad ee Dawlad Goboleedka Hirshabeele ee uu magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle Tr. 29/09/2020.

    3 – Waxaan soo dhaweyneynaa Jadwalka doorasha ee ay soo saareen Guddiga Farsamada Sooxulista Baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle kuna taariikheysan 06/10/2020.

    4 – Si loo ilaaliyo xuquuqda Dastuuriga ah ee muwaadiniinta, waxa xilka madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka u tartami kara  muwaadin kast oo kasoo jeeda deegaanada Hirshabelle sida ku cad Qodobada 46aad iyo 47 ee Dastuurka Hirshabelle.

    5 – Waa in Xukuumadda Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya iyo cid kasta oo ay quseysa ay ka qeyb qaadato hergelinta doorasho waqtigeeda ku dhacdo.

    Ugu dambeyn waxaan ugu baaqeynaa Madaxda Dowladda Fedaraalka  Soomaaliya iyo Madaxda Hirshabelle u istaagaan hirgalinta doorasho waqtigeeda ku dhacda,  si looga fogaado firaaq Dastuuri ah ama muddo korarsi aan sharciga waafaqsaneyn.

    Sida oo kale waxaan uga mahadcelineynaa Beesha caaalamka garab istaaga mar waliba ay garab taagantahay Dawlada Federaaalka guud ahaan iyo Dawlad goboleedka Hirshabeeele.

    HOOS KA AKHRISO MAGACYADA XILDHIBAANNADA:

    Doorashada Hirshabeelle Doorasho Hirshabeelle
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYuu u xiran yahay Taliyii Ciidamada Kumaandooska Danab..? (Kaalinta Madaxweyne Farmaajo ku leeyahay)
    Next Article Ra’iisal wasaare Rooble oo Mahdi Guuleed 12 Sii-haye Wasiir u magacaabay Guddiga Aaska Cali Khaliif &..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo