Wasiiru dowle ka tirsan Maamulka Hishabeelle, ahna Xildhibaan ka midka Baarlamaanka maamulkaasi ayaa la sheegay in laga helay Cudurka Coronavirus.
Browsing: Hirshabelle
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, isagoo magacaabay Guddoomiye cusub.
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay weli socdaan gurmadka lagu raadinayo dadkii lagu waayey Doontii shalay ku degtay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dad dhowr ah la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doontii saaka ku qalibantay…
Madaxweynayaasha maamullada taageersan dowladda Somalia ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare si wadajir kulan ula…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ee culeys kasoo wajahay howlgallada ka socda Gobolka Sh/Hoose…
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax xoog leh lagu qaaday Kolonyo ka tirsan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helaya Qarax Miino oo ka dhacay duleedka magaalada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe kaasoo lalabeegsaday Gaari…
Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.
Waxaa maanta la geeyay magaalada Muqdisho gabar yar oo 9 sano jir ah, taasoo la sheegay in tacadi loogu geystay…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in qaar ka mida askar lagu tuhunsan yahay dilka taliyihii…
Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kadib…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Gobolka SH/Dhexe isagoo u magacaabay guddoomiye…
Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Somalia oo ku saabsan habraaca Doorashada Maamul…
Maamulka Hirshabelle ayaa ku hanjabay inay ciidamo geyneyso xuduudka ay la leedahay magaalada Muqdisho, isla markaana ay dib u furaneyso…
Laba dhacdo ayaa laag soo weriyey degaano ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe saacadihii lasoo dhaafay, iyadoo ay siyaabo kala duwan uu…
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa baaq kasoo saaray dagaallada ka socda Gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya beelaha wada…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar jid-gooyo ah u dhigeen ciidamo ka tirsan dowladda…
Ciidammada Xoogga ee ka howlgalla degaanada Hirshabelle ayaa guulo ka sheegtay howlgallo ka dhacay degaano ka tirsan Gobollada Hiiraan iyo…
