Koox hubeysan oo aan la garaneyn ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Xawaadley ee degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.
Browsing: Hirshabelle
Waxaa magaalada Jowhar ka socda qabanqaabada aaska Xildhibaannadii shalay lagu dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday kolonyo u socotay magaalada Muqdisho…
Wrarka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi dagaal ku dhex maray ciidamo kawada tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegay in ciidamo ka wada tirsan milateriga ay ku dagaalameen magaaladaasi.
Wasiirka Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe Cabdullaahi…
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex…
Wasiirkii labaad oo ka mida golaha wasiirada dhowaan la magacaabay ee Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.
Wararka laga helayoGobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya inuu qarax miino haleelay gaari BL ay la socdeen dad rayid ah.
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhoweyd ka degay Magaalada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan.
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cali C/llaahi…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxay kaalintii ay dowladda Soomaaliya ku lahayd xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxweynihii maamulka…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) iyo dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis.
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa balaarisay doorkeeda nabad dhalinta ee Soomaaliya iyadoo bilowday inay tababarto xildhibaanada maamul Goboleedyada.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeele Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku eedeeyay dalalka deriska la ah Soomaaliya inay hub sharci darro ah…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle uu shir ugu yeeray magaalada Muqdishi xildhibaanada maamulkaasi.
Haweeney lagu magacaabo Canab Axmed Ciise ayaa ku guuleysatay xilka Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka maamulka Hirshabeellle.
Wararka laga helayo magaalooyinka Beledweyne iyo Muqdisho ayaa sheegaya in odayaasha iyo siyaasiyiintii ugu danbeeyay ee ku sugnaa magaalada Beledweyne…
