Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa dagaal culus kula galay dagaalamayaasha Al-Shabaab degaanka Orshe oo dhinaca Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee…
Browsing: Howlgal
Taliska ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiya ayaa shaaciyey horjooge ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgalka ka socda Gobolka Sh/Dhexe.
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka bilaabay degaano ka tirsan Gobolka Shabeelada Dhexe, iyadoo uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomalaiya ee ‘Koofiyad Casta’ ayaa xalay saqdii dhexe kadib howlgal ku aaday xaafadaha ku xeeran xarunta Madaxtooyada…
Ciidamada dowladda iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa howlgal wadajir ah oo isugu jira duqeyn iyo weerar toos ah ka…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa howlgalkii labaad xalay ka fuliyey degmada Kaaraan, iyagoo baadi goobaya saraakiil ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo isugu jira qeybaha Booliska iyo Milateriga ay weerar ku…
Ciidanka Danab ee kumaandooska Xoogga dalka ayaa la sheegay inay howgal qorsheysan kusoo qabteen Madixii Alshabaab u qaabilsanaa Khaarijinta iyo…
Ciidamada kumaandooska Danab ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ku qabtay saraakiil ka tirsan Alshabaab.
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Howlgal ay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka…
Taliska ciidamada Danab ayaa shaaciyey inay howlgal ku dileen horjooge ka tirsan Alshabaab, kaasoo qabilsana Arrimaha Maaliyada.
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo isugu jira Kumaandooska Xoogga dalka ee Gor-gor iyo Guutooyinka 7-aad iyo 3-aad ee Milaterga afartii maalmood…
War kasoo baxay taliska ciidamada kumaandooska ayaa lagu shaaciyey in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada gaarka ah ee ku…
Ciidamada Danab e e kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheysan maanta ka fuliyay degaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo koox…
Taliska Ciidamada Kumaandooska ee Danab weerar ku qaaday weeraray degaanka Mubaarak ee gobolka Shabellada Hoose oo howlgal qorsheysan ay ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ay gacanta ku dhigeen Gaar laga buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ay xalay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka ay xubno ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ka…
