Ciidamada Amniga Puntland ee magaalada Boosaaso ayaa qabtay 8 qof oo la sheegay in lagu tuhunsanyahay Al-shabaabnimo.
Browsing: Howlgal
Ciidamada Nabadsugidda iyo kuwa Booliska ayaa dib u soo celiyey howlgallo lagu baarayo xaafado iyo Guryaha magaalada Muqdisho, kadib qaraxyo…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya, siiba kuwa Hay’adda NISA ayaa xalay howlgal gaara ka fuliyey xaafado ka mida degmada Wardhiigley ee…
Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ciidamada Danab ay howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ku dileen tiro badan oo ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay in guutada 16aad ee kumaandoosta ciidamada Danab ay maanta howlgal ka fuliyeen degaano…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in howlgal ay sameyeeen ciidamada Amniga magaaladaasi lagu soo qabtay xubno la sheegay…
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degaano cusub oo ay Alshabaab ka talinayeen, kuwaasoo ku yaalla…
Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo…
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyay in xubno lagu tuhunsan yahay falal lagu dilal ah oo dad lagu khaarijiyey dad…
Ciidamada Nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay in howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ay klu soo qabteen xubin ka tirsan…
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay howlgallo maalmihii ugu denbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo agagaaarkeeda, iyadoo lagu qabtay…
Ciidmada Amniga ayaa xalay howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Dharkeynlay ee Gobolka Banaadir, markii ciidamada Booliska ay galeen…
Howlgal ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo qabtay xubin ka tirsan Alshabab, sida lagu sheegay war kasoo baxay…
Ciidanka nabadsugidda ee NISA ayaa shaaciyay inay qabteen xubin ka tirsan amniyaadka Alshabaab ah oo ka howlgeli jiray degmooyinka Yaaqshiid…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa howlgal ka sameeyay xaafadad Taleex ee degmada Hodon, iyadoo lasoo ururiyey dhalinyarro fara badan…
Ciidamada Amniga ayaa caawa soo bandhigay hub iyo waxyaabaha qarxa oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Nin ka mida…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhigay xalay qeybo qaaro ka mida Isgoysyada iyo…
Ciidamada Amiga dowlada Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii dableyda Alshabaab ku galeen xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee degmada Shangaani,…
Ciidamada Amniga ayaa sheegay inay qabteen horjooge ka tirsan Alshabaab oo ka tirsanaa qeybta amniyaadka ee qaabilsanaa khaarijinta.
