Ciidamada Booliska ee caasimadda Muqdisho ayaa xalay howlgallo ka sameeyay xaafado ka tirsan degmooyinka Waaberi iyo Xamar-jajab.
Browsing: Howlgal
Howlgal qorsheysan oo ay Ciidamada amniga ka fuliyeen magaaladda Muqdisho shalay 18-ka Maarso ayaa la sheegay in lagu soo qabtay…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeyn soo afjaray weerarkii ugu waqtiga dheeraa ee maleeshiyada Al-Shabaab ku qaado dhismooyin iyo Hoteelo…
Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgal xoog leh ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Wardhoogley magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen degaanka Kobo ee Gobalka Jubbada Hoose…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen halkaasi.
Howlgal ay ciidamada Booliska xalay ka sameeyeen xaafado ka mida degmada Hodon ee Magaalada Muqidsho ayaa lagu soo qabqabtay dhalinyaro looga…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya (NISA) ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsan Ururka Khilaafada Islaamiga ee Daacish.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada booliska ay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho ku soo qabteen koox…
Ciidamada Booliska ayaa xalay howlgal culus ku qaaday duleedka Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii danbe ay weerarro dad badan lagu dilay…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in howlgalka dhacay magaalada Kismaayo lagu qabtay koox hubeysan oo la sheegay inay qorsheyneysay xaalad amni…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey Magaalada Muqdisho. iyagoo gacanta ku soo dhigay Xubin…
Ciidamada Booliska Soomaaliya G/Banadir oo howlgal culus ku qaaday xaafado ka tirsan degmooyinka Howlgawadaag, Hodan iyo Wardhiigley.
Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa sheegay in howlgal ka dhacay Gobolka Sh/Hoose ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al Shabaab…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay howlgallo ka wadaan degaano hoos…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmada Afgooye iyo tuullooyin hoos yimaada…
Wararka laga helayo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Amniga Caasimadda xaafadda Ansalooti ku qabteen laba nin…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad shacab ah lagu dilay magaaladaasi, kadib markii ay ciidamada Booliska rasaas…
Howlgallo ay ciidamada xasilinta ka fuliyeen degmooyinka Shibis iyo Xamarweyne ayaa lagu soo qabtay dad fara badan oo amni darro…
