Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa Howlgal xalay ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah xaafadaha degmada Wadajir waxa ay ku soo…
Browsing: Howlgal
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal ka sameeyay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobalkaan Banaadir, kadib falal amni darro ah…
Ciidamada xasilinta Muqdisho ayaa howlgal socday muddo 10 saacadoo ah ku qaaday degaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilinta caasiamdda ayaa xalay howlgal ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey magaalada Muqdisho uu ka bilaaban doono Howlgallo culus oo dhinaca amniga…
Howlgal weyn oo baaritaan culus ah ayay Ciidamada amniga iyo kuwa Amisom ku qaadeen saaka xaafado ka tirsan degmada Heliwaa…
Siyaasiyiin iyo dadka adeegsada baraha bulshada ayaa si weyn u canbaareeyay howlgal xalay ka dhacay degmada Hodon ee G/Banaadir oo…
Wararka laga helayo gobolka SH/dhexe ayaa sheegaya sheegay in howgal ay iska kaashanayaan ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah uu ka…
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa sheegay iney dileen Saraakiil Al-shabaab ka tisan, kadib howlgal gaara oo ay ka dhacay…
Dowladda Soomaaliya ayaa qiratay in ciidamadeeda ay degmada Wanlaweyn ku dileen oday caan ahaa oo ay ku sheegtay inay ka…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi xalay ay koox hubeysan ku dishay askari ka tirsan ciidamada dowladda.
Ciidamada Booliska, qeybta denbi baarista ayaa howlgalkii ugu balaarnaa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Ciidamada xasilintaa caasimadda ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay uga baxay caasimadda Muqdisho iyadoo gaaray Degmada Afgooye.
Ciidamada xasilinta Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay xaafado ka mida degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan ee Magaalada ee Muqdisho.
Ciidamada Xaslinta caasimadda ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgallo culus oo habeenkii lagu qaadayo xaafadaha kala duwan ee degmooyinka Gobolka…
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howlgal gaar ka sameeyay xaafadaha u dhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Degmada Wardhiigley.
Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa howlgal xoog leh ku sameeyay Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa shaaciyay inuu ogolaaday fulinta howlgal laga dilay sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab.
Ciidamada xasilinta ammaanka Gobolka Banaadir ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta ay howlgal xoog leh ka wadaan caawa xaafado ka tirsan…
