Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa iminka ka degay magaalada Muqdisho, isagoo ka qeyb galaya shir madaxeedka IGAD ee 28aad oo maanta…
Browsing: IGAD
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa noqday hogaamiyihii ugu horeeyay ayaa kasoo dega garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Shir madaxeedka 28-aad ee aan caadiga ahayn ee IGAD ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Mas’uuliyiin iyo ilaalo iyo xubno hordhac u ah Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Caasimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta marti gelineysa markii ugu horeysay shir madaxeedka urur Goboleedka IGAD ee aan caadiga…
Shir madaxeedka IGAD ee magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo maalinta beri ah ee Talaadada 13-ka…
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Dhexe iyo Siyaasiyiin ayaa uga digay IGAD inay faragelin ku sameyso shirka Jowhar.
Magaalada Muqdisho ayaa wajaheysa xaalad ammaan oo adag, iyadoo marti gelineysa madaxda dalalka IGAD oo markii ugu horeysay ku shireysa.
Shir Madaxeedkii IGAD ee Muqdisho ayaa la sheegay inuu isbedel ku yimid, arrimo aan la sheegin dartood.
Guddooomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa qaadacay shirka maamul u sameynta Goboladda Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Jowhar ka furmaya.
Waxgarad iyo Odayaal kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa ka hor yimid qorshaha IGAD ee…
Xogta ay heleyso Wadani.com ayaa sheegeysa in Itoobiya iyo urur Goboleedka IGAD ay wadaan qorshe shirka Jowhar lagu doonayo madaxweyne…
Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD iyo dowladda Soomaaliya ayaa galabta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ergooyin cusub ay ku qulqulayaan magaaladaasi oo dib uga furmayo shirkii maamul…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shir madaxeedkii ugu horeeyay ee IGAD lagu qaban doono magaalada Muqdisho.
Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa wakiilka IGAD ee Soomaaliya ku eedeeyay ka baxay wixii ay isku ogaayeen.
Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan qaarkood ayaa ka hor yimid shirka maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan oo…
Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa ka digay in laga hor yimaado qorshaha maamul u sameynta gobollada Shabeelaha Dhexe…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii maamul u samaynta gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan uu magaalada Jawhar ka furmi…
Qorshe cusub oo lagu dhisayo maamul ay yeeshaan gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay hogaamineyso IGAD ayaa soo shaac baxay.
