Browsing: Imtixaanka dowladda
Arday Agoonnimo lagu soo koriyey oo hooyadiis ay tahay qof danyar ah oo Shaah iibisa ayaa galay kaalinta labaad ee…
Dugsiyada Sare iyo Ardayda Maamulka Galmudug ayaa heer wanaagsan ka galay imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Federaalka 2020/2021, kadib markii…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay natiijada guud ee imtixaanka Dugsiyada Sare ee dalka.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2020/2021.
Waxaa maanta Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya ka bilowday Imtixaanka Shahaadiga Dowladda Federaalka oo ay ka qeyb galayaan ilaa 42,000 arday.
Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa muddo todobaad ah dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadia ah ee Dugsiyada Sare, kadib war-saxaafadeed…
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda xilgaarsiinta ayaa lagu shaaciyey xilliga la gelayo imtixaanka dugsiyada…
Sheekh C/qaadir Soomow oo ka mida Culimada magaalada Muqdisho ayaa eedeyn u jeediyey Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax…
Madaxweynaha Puntland siciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u weerarray natiijada Imtixaanka Dowladda e Dugsiyada Sare ee Bartamaha iyo Koonfurta…
Dood aad u culus ayaa ka dhalatay natiijada imtixaankii Dugsiysada Sare ee dalka oo ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya,…
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dowladdu qaaday, iyadoo arday ka badan 8500 arday ay dhaceen.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaankii Dowladda ee Dugsiyada Sare ee Dalka.
Sii-hayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayaa shaaciyey xilliga la shaacin doono natiijada imtixaanka dugsiyada sare…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay markii ugu horeysay in arday ka socota Puntalnd ay galeen imtixaanka Shahaadiga ah ee…
