Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Madaxweyne Siciid Deni oo Wasiir Goodax ku weerarray Natiijadii Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare

    Madaxweyne Siciid Deni oo Wasiir Goodax ku weerarray Natiijadii Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare

    September 8, 2020Updated:September 8, 20202 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Puntland siciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u weerarray natiijada Imtixaanka Dowladda e Dugsiyada Sare ee Bartamaha iyo Koonfurta Soomaaliya, isagoo weerar ku qaaday Wasiirka Waxbarashada ee xilka sii-haya C/llaahi Goodax Barre.

    Siciid Deni oo khudbadiisa Billaha ah ee xaaladda Puntland xalay ka jeediyey magaalada Muqdisho oo uu ku sugan yahay ayaa difaacay inay Puntland iska diiday ka mid noqoshada imtixaanka guud ee dowladda Soomaaliya marka loo eego sida wixii kasoo baxay natiijadii Imtixaankii dowlada ee 2020-ka.

    “Wasiirka Waxbarashada (C/llaahi Goodax) mar uu Puntland eedeynayay wuxuu yiri: Imtixaan aan ka warqabin shahaado suur kama noqon karno, hadda waxaan hubaa wax badan inuu ka warqabin natiijada imtixaanada gobollada ka soo baxay oo natiijadeeda aanay sax aheyn” ayuu ku dooday Madaxweyne Deni oo Muqdisho ku tilmaamay magaalo ay taallo aqoon badan oo kaalimaha hore geli jirtay.

    isagoo difaacaya diidmadii Puntland ee imtixaanka Dowladda ayuu Deni yiri: “Runtii natiijada la shaaciyey waxay muujineysaa wixii aan ka digeyney iyo fashilka ay leedahay in la yiraahdo imtixaan guud ayaan qaadeynaa iyada oo aan dalkaba war loo hayn.. Magaalada Muqdisho waxay ahayd magaalooyinka ugu tayada fiican dhanka waxbaarashada, ugu macalimiinta fiican, in ardey intaas le’eg ay ku dhacaan waa wax aan la aqbali karin, xaa.ladda adduunka oo dhan ayaa isbedeshey COVID-19 kadib, iskooladii ayaa la xirey, dalal badan ayaa qiimeyn ardeydoodu ku baasiyey….” .

    Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka Puntland ayaa muddo dheer isku heysta arrimaha waxbarashada, iyadoo khilaafkoodu gaaray meeshii ugu sareysay markii Wasiir Goodax ku adkeystay inuusan shahaado siineyn arday aan gelin imtixaanka dowladda.

    Imtixaanka dowladda Puntland Siciid Deni Top Wasiir Goodax
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Maxaa keenay shirka Baydhaba, maxayse damacsan yihiin Qoorqoor, Waare iyo Lafta-gareen..?
    Next Article XOG: Muxuu Madaxweyne Farmaajo uga joojiyey maamul Goboleedyada Lacagtii kabka ee Bankiga Adduunka?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo